Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Nooca Dhiigga ee Lammaanaha oo Saamayn ku Yeesha Xidhiidhkooda Jacayl.By. Abullaahi Beershiya. Q.3aad

Lammaanaha haweenayda Dhiiggeedu O yahay, Ninkana A Lammaanahan inta badan waxa lagu tilmaama in haweenaydu tahay mid dhexdhexaadin jecel oo mar kasta oo khilaaf yimaado xalisa, dulqaadkeeduna badan yahay, sababtoo ah dhiigga O waa dhiig fikrad taban inta badan qaata,

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By, Abdullaahi Beershiya. Q. 10aad

Thabit Ibn Qurra (836-901 C.E.) Thabit waxyaabaha uu ku soo kordhiyey cilmiga waxay u badan yihiin xisaabta iyo xidigiska. Waxa uu ahaa nin lagu ammaano inuu waxyaabo badan ku soo biiriyey xisaab-dhaqameedka loo yaqaan Geometry iyo Algebra, waxaana ka mid

Maydad Wadhan!Sheeko Gaaban: WQ: Faadumo Bintu Aadan Buuni

Maalin baa ka soo wareegtay, maalintii koofiyadda dhammaysashada Jaamacadda madaxa loo saaray ee lagu yidhi; ‘Waadigaa maanta mustaqbalkaagii madaxa ku sita.” Mabsuud aan kala go’ lahayn ayey gashay iyo dib u milicsi maalmahii ayy madasha waxbarashada ku maqnayd. Waxay markiiba

Waxaad Xaq u Leedahay Ha ku Doonin Laaluush. By, Jamaal Cabdillaahi Muxumed (Abu Ciza)

Inta badan dadkeennu ama Soomaaliduba waxay ka cawdaan ama ka qayliyaan caddaalad-darro iyo musuqmaasuq dhanka garsoorka ah amaba dhanka adeega dadwaynaha khuseeya oo dhahaan waxaannu ka cabanaynaa musuqmaasuq iyo laaluush, haddana waxaad arkaysaa dadweynaha qudhoodu bixinaya laaluushka, iyaga laftoodu waa

Boqorkii Sucuudiga Oo Xijaabtay

Riyadh(ANN)Boqorkii Dalka Sucuudiga Cabdalla Bin Cabdulcasiis Al- Sucuud, ayaa xijaabtay, isagoo dadiisu ahayd waqtigan 91 jir. Sidaana waxa caawa oo Jimace 23 Janury 2015, baahiyay Telefishanka Qaranka Sucuudiga oo soo xiganayay qoraal Maxkamadda sare ku xaqiijisay geerida Boqor Abdallah.sida ay

Xukuumadda Dalka Yemen Oo Is Casishay Iyo Madaxweynihii Hore Cabdalla Saalax Oo Noqday Hoggaamiyaha Malayshiyada Shiicadda

Sanaa(ANN)Xukuumadda Dalka Yemen ee Madaxweyne Cabdurabo Mansoor Al-Haadi, ayaa is casishay, kadib markii Malayshiyada Shiicada ah ee Xuutiyiintu si rasmi ah ula wareegeen qasriga Madaxtooyada 20 January 2015.   Madaxweynaha Dalka Yemen Cabdurabo Mansoor Al-Haad, ayaan wax war ah laga

Gudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Arrimaha Doorashada

Hargeysa(ANN)Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa faah-faahin ka bixiyay arrimaha doorashada iyo hawlaha la xidhiidha, waxayna qoraal saxaafadeed ay soo saareen ku sharaxeen hawlaha ay qabteen iyo kuwa u qorshaysan ee miiska saaran. Qoraal saxaafadeedka gudida doorashooyinka oo ku saxeexan yahay

Wararkii U Danbeeyay Ee Safarka Madaxweynaha Somaliland

Berbera(ANN)adaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaayey ayaa maanta soo gaadhay Degmada sheekh oo ay ku soo dhaweeyeen dadweyne tiro badan oo isugu soo baxay wadada weyn ee dhexmarta sheekh.         Dadka soo dhowaynayay

Dawladda Turkiga oo Xadhig la Raadinaysa Suxufiyad Sheegatay inay Samaysay Musuqmaasuq

Ankara(ANN)Xeer-ilaalinta dalka Turkiga, ayaa xadhig 5 sanno ah la raadinaysa haweenay suxufiyad ah oo boggeeda Twitterka ku sheegtay musuqmaasuq baahsan oo dawladdu gashay, kaasoo naxdin ku abuuray hay’adaha kala duwan ee xukuumadda waddankaas. Weriye Sadef Kabas oo ah suxufiyad wararka

Hooyada ugu Da’da Weyn Caalamka oo Sheegtay Dhibta iyo Farxada ay Leedahay in 70 Jir Lagu Dhalo Ubad

India(ANN)Hooyada ugu da’da weyn caalamka oo u dhalatay dalka Hindiya, taasoo 70 jirkeedii ku dhashay laba mataanno, ayaa sheegtay in ay aad u dhib badan tahay in 76 jir lagu koriyo ubad, isla markaana ay dareen farxad leh u samaynayso