Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By, Ibraahim Khadar Siciid Q.15aad

Mohammad Ibn Zakariya Al-Razi (864-930 C.E.) Razi waxa uu ahaa Kimistariga nin ku xeel dheer, falsafadahana aad loogu yaqaan, waxaannu islaamka ku soo kordhiyey cilmiyo badan, waxaana shaqooyinka uu qabtay ka mid ahaa inuu dhinaca caafimaadka wax badan ku soo

Maxaa ku Dhacay Dalladii SONYO, Doogii Hargeysa Stadium iyo Da’yartii Waddanka? By. Caafi Cali

Xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa si mugg leh ugu lumay isdaba socodkii Da’yarta(Generation to Generation) sida laga dareemaayo guud ahaan waddanka waxa sii gurmaaya da’yartii waddanka, iyadoo raqdoodii wadhan tahay badaha talyaaniga iyo saxaraha suudaan. Xukuumada Axmed Siilaanyo waxa ka

Argagixisada iyo Budhcad Badeeda Waxa Hoy U Ah Maamul Goboleedka Puntland.By, Cali Xasan Cawaale

Dhamaanteen iyo umada caalamkuba iyadoo ogsoon in Maamul goboleedka Somaliya ee loo yaqaan Putland uu yahay maamul yar oo macmal ah islamarkaana isagu abaan duulaha Budhcad badeeda iyo howga alshabaab waa nasiim daro inuu Somaliland oo qaran jira dunida laga

Raysal Wasaaraha Somalia Oo Markii Labaad Ku Mergaday Dhismaha Xukuumadda Iyo Baarlamaanka Oo Buuq Iyo Sawaxan Ku Qaabilay

Mogadishu(ANN)Raysal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid, ayaa ka xaadiray saaka Fadhiga Baarlamaanka si uu taageero ugu helo xukuumadda uu soo dhisay 27 January 2015 oo ka kooban 20 wasiir, balse ay soo baxeen diidmo dhinaca mudanayaasha qaarkood ka muujiyeen, taas oo

Safiirka Talyaaniga Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Shir Caalami Ah Oo Ay Ku Qabanayaan Somaliland

            Hargeysa(ANN)Safiirka Talyaaniga u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somalia Ambassador Fabrizio Marcell, ayaa booqasho ku yimi galabta Somaliland, waxaana safiirka kusoo dhoweeyay Madaarka caalamiga ah ee Egal international Hargeysa kusoo dhoweeyay Wasiir Dawlaha Arrimaha Dibadda

Somaliland: Wararkii U Danbeeyay Ee Markabka Lagu Qabtay Hubka

Hargeysa(ANN)Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga ee JSL ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalo maalintii shalay ka soo yeedhay maamul goboleedka Puntland ee Somaliya, kadib markii ay ka hadleen markabka hubka ah ee ay Dawlada Somaliland ku qabatay Dekedda Berbera maalmihii lasoo dhaafay.

Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Xukuno Ku Riday Dad Boolisku Ku Eedeeyeen Ka Ganacsiga Khamriga

Hargeysa(ANN)Maxkamadda darajada 1aad iyo 2aad ee Gobolka Maroodijeex, ayaa maanta ku dhawaaqay Xukuno ay ku riday eedaysanayaal ciidanka boolisku soo qabteen oo lagu eedeeyay inay ka ganacsanayeen Maandooriyaha Khamriga, kuwaas oo Boolisku Maxkamadda hor keeneen Khamrigaa oo laga buuxiyay shirikaamo

TOP AFRICAN DICTATORS WHO LIVED OR DIED MISERABLY. By, ANIIS ABDILLAHI ESSA

Africa is not short of dictators (both present and past). When we talk of dictatorship in Africa there are certain names that must be mentioned and there is justification to this. Imagine of a situation where an individual rules a

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, Ibraahin Khadar Qaybtii 15aad

Mohammad Ibn Zakariya Al-Razi (864-930 C.E.) Razi waxa uu ahaa Kimistariga nin ku xeel dheer, falsafadahana aad loogu yaqaan, waxaannu islaamka ku soo kordhiyey cilmiyo badan, waxaana shaqooyinka uu qabtay ka mid ahaa inuu dhinaca caafimaadka wax badan ku soo

Liiska Magacyada Wasiiradda Cusub Ee Xukuumadda Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid Ee Somalia

Mogadishu(ANN)Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke, ayaa caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada cusub, kadib markii hore uu dib ula laabtay Liiksa xubnihii uu magcaabay, wuxuuna Raysal Wasaaruhu ku tilmaamay xubnaha cusub inay ku yimaadeen wadatashi uu la yeeshay Madaxweynaha,