Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Wasiirka Duulista Maxamuud Xaashi Oo Hadlay Mawqifkiisa Musharaxnimada Wasiirrada Iyo Sababta Madaxweynuhu Xilka Uga Qaadi Waayay Isaga Iyo Xubno Kale

Hargeysa(ANN)Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Jamhuuriyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa caddeeyey mawqifkiisa la xidhiidha wasiirrada ay xukuumadda ka wada tirsan yihiin ee muujiyey inay u sharraxan yihiin jagada madaxweynenimo ee KULMIYE dhexdiisa, kadib marka madaxweyne Siilaanyo dhammaysto

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Lagu Beegay Munaasibada Xuska Sanad Guurada 21aad Ee Aasaaska Ciidanka Qaranka

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xadhiga ka jaray Mashaariic lagu beegay xuska sanad Guurada 21aad ee Ciidanka Qaran Somaliland oo lagu qabtay Kuliyada tababarka saraakiisha ee Dardarweyne oo ku taal duleedka dhinaca Bari ee Hargeysa.    

Maayarka Caasimadda Somaliland Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Mashaariic Ay Ka Fulinayaan Hargeysa

Hargeysa(ANN)Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamud Caydiid (Solteco), ayaa sharaxaad ka bixiyay maanta Mashaariic ay dawlada hoose ka hirgalinayso Suuqii hore loo odhan jiray Xero dhifta oo ah badhtamaha magaalada Hargeysa.     Maayar Cabdiraxman SOLTELCO, ayaa sheegay in

Diyaarad Maraykanku Leeyahay oo Degdeg loo Fadhiisiyey Iyo Sababta Dhalisay

Minneaplos(ANN)Diyaarad siday rakaab badan oo u kala safraysay magaalooyinka Minneaplos iyo Las Vegas ee dalka Maraykanka, ayaa si degdeg ah loo fadhiisiiyey madaar kale oo aan ahayn halkii ay u socotay, kadib markii suuligu ku xidhmay duuliyihii koowaad ee diyaaradda.

Sheeko Dhexmartay Hooyo iyo Gabadheedii Yarayd Oo Laga Oggaaday Hab Cusub oo Cudurka Kansarka Loo Daweeyo

Aabbo iyo Hooyo u dhashay dalka Ingiriiska, ayaa gabadh yar oo ay dhaleen oo 8 jir ah waydiiyey siday u daawayn lahayd haddii loo keeno qof kasar qaban, waxaana gabadhaa yari heshay jawaab cajiib noqotay. Gabadha yar oo la yidhaa

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By, Ibraahim Khadar Siciid Q.16aad

Abu Al-Nasr Al-Farabi (870-950 C.E.): Intii lagu jiray sannadihii hore waxa uu ahaa qaadi amma garsoore, balse markii dambe waxa xirfadiisii bartay inuu noqdo nin dadka aqoonta bara, inkastoo ay dhibaatooyin iyo carqalado badan soo wajaheen bilowgii. Waxa uu sannadkii

Somaliland:”Nina dunida kelidii Qoodh kama noqdoo Qalin horaa yaale, Waa waxa Fircoon loo qarraqay qoor la fidiyaaye”

“Nina dunida kelidii Qoodh kama noqdoo Qalin horaa yaale, Waa waxa Fircoon loo qaraqey qoor la fidiyaaye” (Gabyaa: Cabdillaahi Suldaan Max’ed-Timacade-). Hagardaamo iyo howl joogto ah ayaa bani’aadamku kala kulmaan hayaanka maalinle ee nolosha bulshada lagu maareeyo. Waa hubaal inuu

Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyadda Ku Qaabilay Safiirka Talyaaniga

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley maanta o ay taariikhdu ahayd 01/02/2015, safiirka Talyaaniga u fadhiya Kenya una qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Fabrizzio Marzella oo booqashadiisii u horaysay ku yimi Somaliland tan iyo markii

Boqolaal Qoys Oo Loo Qorsheeyay Guryo Looga Dhisay Cidhifka Koonfur Galbeed Ee Hargeysa Oo Madaxweyne Siilaanyo Xadhiga Ka Jaray

          Hargeysa(ANN)Boqolaal qoy oo danyar ah, ayaa loo qorsheeyay Guryo ay hoy ka dhigtaan, kuwaas oo laga dhisay cidhifka Koonfur Galbeed ee magaalada Caasimada ee Xaafada barakacayaasha Ayaxa 4, ama Sheekh Sancaani ee Hargeysa. –  

Hargeysa: Hawlgalo Boqolaal Dhalinyaro Ah Xabsiga Loogu Taxaabay Iyo Go’aamo Laga Soo Saaray Dhalinyarada Rabshadaha Lala Xidhiidhiyo

          Hargeysa(ANN)Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay boqoolal dhalinyarada Somaliland ee qaybo ka mid ah xaafaddaha Hargeysa, kuwaas oo lala xidhiidhiyay rabshado soo noq-noqday oo mudooyinkii u danbeeyay si weyn looga dareemay Caasimada Hargeysa, isla