Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Booliska Somaliland Oo Sheegay Inay Boqolaal Dhalinyaro Ah Gacanta Ku Dhigeen Hawlgalo Cusub Iyo Hanjabaad Loo Diray Waalidiinta

Hargeysa(ANN)Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa sheegay inay hawlgalo ka socday Caasimada Somaliland ee Hargeysa ilaa xalay ku qabteen dhalinyaro tiro ahaan gaadhay 200, kuwaas oo ay sheegeen in xabsiga Mandheera loo gudbin doono. Taliyaha Booliska Cabdullaahi Fadal oo ay weheliyaan Taliye

Maxaa Kasoo Baxay Kulan Dhexmaray Guddida Doorashooyinka Somaliland Iyo Xisbiyada Qaranka

Hargeysa(ANN)Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa kulan albaabada loo xidhay la yeeshay wakiilo ka socday sadexda Xisbi. Kulankaa oo maanta ka dhacay Xarunta Komishanka ee magaalada Hargeysa, ayaa lagaga hadlay arrimaha doorashooyinka kaabiga saaran iyo diiwaangelinta weli qabyada ah ee ka

Sheekh Ka Mid Ahaa Culimadii Halganka Oo Geeriyooday, Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha KULMIYE Oo Ka Hadlay

Hargeysa(ANN)Sheekh Cumar Qawdhan oo ka mid ahaa Culimadii ka qaybqaatay halgankii dib u xoraynta dalka ee ay hormoodka u ahaayeen Ururkii dhaq-dhaqaaqa SNM, ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa,

Baydhabo: Dad ka Badan Boqol Qof oo Loo Qabtay Tuhunno la Xidhiidha Sheekh Masjid Lagu Dhex Toogtay

Baydhabo (ANN)Sheekh Xuseen Xasan (Soorma-daare), ayaa lagu dhex toogtay masjid ku yaal magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay oo ka tirsan Soomaaliya. Maamulka Gobolka Bay ee Soomaaliya, ayaa u sheegay saxaafadda in sheekha oo caan ka ahaa degaanka la toogtay xilli

Al-shabaab oo Nolosha ku Gubtay Nin ka Ganacsan Jiray Dhuxusha

Hiiraan(ANN)Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-shabaab, ayaa la sheegay inay nolosha ku gubeen nin dhuxusha ka ganacsada degaanka Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ee dalka Soomaaliya. Ma jiro war rasmi ah oo ururka Al-shabaab ku sheegteen dilka ninka dhuxulaysatada ah, balse, maamulka

Dahabshiil oo mar kale Kaga Guulaystay Daahir Calasow Maxkamad Holland ah oo Amar ku Bixisay inuu Degdeg u Fuliyo Magdhawga Lagu Waajibiyey

Holland(ANN)Maxkamadda racfaanka ee dalka Holland (Hertogenbosch, Netherlands) waxay u xukuntay Shirkadda Dahabshiil dacwad maxkamadeed oo ay shirkaddu kula jirtey Dahir Calasow. Shirkaddu waxay hore dacwado maxkamadeed ku oogtey bishii Oktoobar ee 2012 Dahir Calasow oo ah nin Soomaali ah oo

Xadhkaha isa sudhmay iyo xidhiidhka dhalinyarada la baxay magacyada Daacish Iyo Shadaadiin Alxumraa Waa Khatar U Baahan in gunteeda Lasoo Xaadho: Warbixin Carraale M. Jama

Hargeysa(ANN)Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay boqoolal dhalinyarada Somaliland ee qaybo ka mid ah xaafaddaha Hargeysa, kuwaas oo lala xidhiidhiyay rabshado soo noq-noqday oo mudooyinkii u danbeeyay si weyn looga dareemay Caasimada Hargeysa, isla markaana cabsi ku abuuray bulshada

Garsoorihii Xayiraada Ka Qaaday Wargeyska Hubaal oo Faahfaahin ka bixiyey Sababaha Shaqada Looga Fadhiisiyey iyo Hannaanka Caddaallada ee maxmakaddaha Dalka

Hargeysa (ANN) Garsoore Xuseen Maxamed Jaamac Balal oo dhawaan Guddiga Caddaaladda Qaranku ka fadhiisisay shaqadii garsoorenimo kadib markii uu xayiraadda ka qaaday wargeyska Hubaal, ayaa sheegay in aan kiisaska xukuumaddu danaynayso ee kuwa saxaafaddu ku jiraan xukunkooda loo eegin caddaaladda.

Tallaabadda Xukuumadda Somaliland Kusii Deysay Markabka Hubka Siday Oo Kashiftay Heerka Dublamaasiyadeeda

Hargeysa(ANN)Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa caddaysay in sii deysay maanta Markab lagu magcaabo Shakir 1 oo lagu qabtay dekedda Berbera 24 January 2015, kaas oo shalay laga dejiyay hubkii saarnaa. Wasiirka Arrimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa warbaahinta

Noocyada Hubka Laga Dejiyay Markabka Lagu Qabtay Berbera Iyo Wararkii U Danbeeyay Ee Xaqiiqooyinka Ku Geddaaman. Warbixin Carraale M. Jama

Berbera(ANN) Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland dejisay Hubkii saarnaa Markab dhowaan Badeecaddo u siday dad ganacsato u dhashay Somaliland oo kusoo xidhtay Dekeda Caalamiga ah ee Berbera, kaas oo la oggaaday inay saaran