Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xil Ka Qaadis Iyo Isku Beddel Ku samayeeyay Masuuliyiin Kadibna Aqbalay Is Casilaad

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa xil ka qaadis iyo isku shaandhayn ku sameeyay masuuliyiin ka tirsan xukuumaddiisa, sidoo kalena aqbalay dalabka is casilaad kaga timi masuul. Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafadeed caawa kasoo baxay qasriga Nadaxtooyada, kaas oo u

Xaaladda Dalka Yemen Oo Ku Socota Jidkii Somali kadib Malayshiyada Xuutiyiinta Oo Kala Diray Baarlamaankii Dalka

Sanaa(ANN)Malayshiyada Xuutiyiinta ee la wareegay awooda gacan ku haynta Dalka Yaman,kadib markii ay si rasmi ah ula wareegeen qasriga Madaxtooyada 20 January 2015, ee ay is casishay Xukuumaddii Madaxweyne Cabdurabo Mansoor Al-Haad, ayaa kala diray Baarlamaanka dalka, iyagoo sheegay inay

Halkee Ku Danbeeyay Markabkii Xukuumadda Somaliland Fasaxday Ee Hubka Lagu Qabtay Iyo Farsamooyin Noocee Ah Ayuu Ugu Kala Gooshaa Caalamka Warbixin Carraale M. Jama

Hargeysa(ANN)Macluumaadkii Ugu Danbeeyay Ee Markii Xukuumadda Somaliland Fasaxday Ee Hubka,warbixin shebekadda Araweelo News Network soo urursay oo la xidhiidha markabka dhowaan xukuumadda Somaliland sii deysay ee lagu qabtay Hubka, ayaa sharaxaad dheeraad ka bixisay macluumaadka la xidhiidha Markabkaa iyo meelaha

Xubin Golaha Wasiirada Cusub Ee Somalia Oo Is Casilay

Mogadishu(ANN)Xubintii u horaysay golaha wasiirada ee Khamiistii todobaadkan nuu magcaabay Raysal Wasaaraha Somalia, ayaa is casilay, Wasiirka is casilay ayaa ah Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi oo loo magcaabay Wasaaradda Gaashaandhigga. Masuulkaa ayaa is casilaadiisa ku sababeeyay in aan lagala tashan markii

Liiska Golaha Xukuumadda Cusub Ee Raysal Wasaaraha Somalia Oo La Shaaciyay

Mogadishu(ANN)Raysal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid, ayaa mar kale ku dhawaaqay golaha wasiiradda Xukuumadiisa. Kadib markii uu toban maalmood ka hor taageero uga waayay Baarlamaanka xukuumad uu dhisay, taas oo ahayd markii labaad ee uu taageero u waayo xukuumadda uu shaaciyay,

Dhawaaqa Xukuumadda Somaliland Ee Fulinta Xukunnada Dilka Ah, Xiliga Lagu Beegay Iyo Arrimaha Ku Xeeran. Warbixin Carraale M. Jama

Hargeysa(ANN)Xukuumaddan Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay si degdeg ah u fulinayso xukunnada dilka ah ee maxkamaduhu ku rideen dadka dambiyada galay, kuwaas oo aan la fulin dhawr iyo tobankii sanadood ee u danbeeyay, isla markaana sababtay inay xabsiyadu buuxsamaan.

Cilmi-baadhis Xaqiijisay in Muqaalka Wejiga Qofku Saamayn ku Yeesho Aragtida Dadku Ka Qaataan Shakhsiyadiisa

New York(ANN)Muqaalka wejigaagu waa mid saameeya amma fikir ay ka qataan dadka kale, kuwaasoo ka go’aan gaadha marka ay ku arkeen shakhsiyadaadu sida ay tahay sida lagu ogaaday cilmi-baadhis cusub oo ay soo saareen khubaro ka u dhashay dalka Ingiriiska,

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska.By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 17aad

Abul Hasan Ali Al-Masu’di: Abu Xasan Cali Ibn Xuseen Ibn Cali Al Masu’di waa mid ka mid ah tafiirta Cabdillah Ibn Masu’d oo ka mid ahaa asaxaabtii Nebiga (NNKHA). Waxa uu ahaa khabiir culuunta juquraafiga, taariikhda iyo fiisigiska loo daba

Daraasad Lagu Oggaaday Dadka Bukaanka Ah Ee Taaha Inuu Xannuunkooda Hoos-u-dhigo

Taaha amma oohinka uu sameeyo marka qofku dhaawac soo gaadho amma uu bukoodo, ayaa la ogaaday inuu hoos-u-dhigo xannuunka, maskaxdana ka hor istaago in ay tagaan farriimaha sheegaaya in qofkaas damqanaayo sida ay ay iftiimisay cilmi-baadhis cusub oo ay samaysay

Booliska Somaliland Oo Sheegay Inay Boqolaal Dhalinyaro Ah Gacanta Ku Dhigeen Hawlgalo Cusub Iyo Hanjabaad Loo Diray Waalidiinta

Hargeysa(ANN)Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa sheegay inay hawlgalo ka socday Caasimada Somaliland ee Hargeysa ilaa xalay ku qabteen dhalinyaro tiro ahaan gaadhay 200, kuwaas oo ay sheegeen in xabsiga Mandheera loo gudbin doono. Taliyaha Booliska Cabdullaahi Fadal oo ay weheliyaan Taliye