Arraale Jama
Calaamatu Su’aal Saaran Xukuumadda Cumar Cabdirashiid Ee Baarlamaanka Somalia Codka Kalsoonida Siiyay
Mogadishu(ANN)Fadhi ay lahaayeen Baarlamaanka Somalia, ayaa maanta lagu ansixiyay Xukuumadda Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo barnaamijka ay ku shaqaynay mudada yar ee u hadhay. Raysal Wasaaraha Somaliya, ayaa ka codsaday Baarlamaanka inay codka kalsoonida siiyaan Golaha Wasiirada cusub. Gudoomiyaha Baarlamaanka
Shaqaalaha Wershadda Laydhka ee Hargeysa Ee Dhowaan Xukuumaddu Wareejisay Oo Sameeyey Mudaharaad
Hargeysa (ANN) Qayb ka mi dah shaqaalaha ka hawlgala Wershadda Korontada Hargeysa ee dhawaan xukuumaddu ku wareejisay shirkaddo ay leeyihiin ganacsato , ayaa sameeyey mudaharaad ay kaga cabanayaan xaquuqdoodii muddadii ay shaqaynayeen oo sida ay sheegeen la siin waayey iyo
Maayarka Hargeysa Oo Bixiyay Awaamiir La Xidhiidha Qorshihiisa Caasimadaynta
Hargeysa(ANN)Maayirka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa soo saaray digreeto lagu amrayo in guri kasta oo caasimadda ku yaal wajahaddiisa lagu xidho laambad laydh oo qayb ka mid ah kor-u-qaadista bilicda iyo amniga magaalada. Degreeto Maayir Soltelco soo saaray xalay,
Raysal Wasaaraha Somalia Oo Uga Digay Bangiyadda Maraykanka In Aanay Somalia U Horseedin Dhibaato Aadaminimo
Muqdisho(ANN)Rayasal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu digay Bangiyada Maraykanka inay joojiyaan lacagta Xaaalada ee bulshada Soomaalida, wuxuuna ugu baaqay bangiyada dalka Maraykanka in ay ka laabtaan go’aanka ay ku xidhayaan xisaabaadka xawaaladaha Soomaalida ee dalka Maraykanka.
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiyah Kulmiye Oo Ka Hadlay Oday Ka Mid Ahaa Odayaasha Ugu Caansanaa Golaha Guurtida Oo Xijaabtay
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo), ayaa ka hadlay geerida Xildhibaan Cabdilaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad) oo ka mid ahaa Odayaasha ugu caansan, isla markaana ugu miisaanka cuslaa golaha Guurtida Somaliland. Marxuumka oo ku geeriyooday Hargeysa 08/02/2015, ayaa kasoo qayb qaatay
Mucaaradka Somaliland WADDANI iyo UCID Gaadhay Heshiis ka Dhan ah Muddo-kordhin loo Sameeyo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(ANN)Labada xisbi mucaarad ee Somaliland (UCID iyo WADDANI), ayaa kulan magaalada Hargeysa ku yeesheen shalay ku kala saxeexday heshiis dhowr qodob ka kooban, iyagoo xukuumadda KULMIYE uga digay inay muddada xilka korodhsato. Masuuliyiinta xisbiyada UCID iyo WADANI ee kulankaas ka
“I am determined to finding permanent solutions to maintain money transfer.” Said the Somali Prime Minister Sharmarke
ogadishu(ANN) As Somalia Prime Minister and former Somali Ambassador to the US, H.E. Omar Abdirashid Ali Sharmarke is fully aware of the astronomical impact this announcement will have on the well-being of many Somalis and is determined to finding permanent
Xaalada Amaanka Nairobi Oo Xumaatay Kadib Xildhibaan Lagu Toogtay Badhtamaha Magaalada
Nairobi(ANN)Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya oo la odhan jiray George Muchai, ayaa lagu dilay badhtamaha magaalada Nairobi gelinkii hore ee shalay, iyadoo sidoo kale lala dilay darawalkiisii iyo laba ka mid ah ilaaladiisii. Saraakiisha booliska Kenya, ayaa sheegay in koox
Xuquuqda Aadanaha Vs Amniga Qaranka: Kee Mudan Hal Milyan iyo Qof Dembiile ah Guleid Ahmed Jama
Dawladdii Dhexe ee Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed waxay burburtay sannadkii 1991ki. Bulshadii Soomaaliyeed ee dalkeedu burburay dunida inteeda kale way ilawday. Qaarkood xilligaas waa isku tashadeen sida Somaliland, halka qaar kalena dagaalo ay ka sii curteen, sida Somalia. Dunidu way ka aamustay
Waxa Wehel u Noqday Gaajo, Dhaxan iyo Tamar-darro ay u Raacday Hoy iyo Hu’ La’aan Qore: Ibraahim Khadar Siciid
Hu’ ma huwana, waxay xidhan tahay calal (maro) dhinac walba ka jeexan oo ay dhar ahaan u adeegsato, awoodna ma hayso, da’ ahaana waa qof wayeel ah, xuskana waa ka naafo, macnaw waxa Ilaahay ku keenay cudurka dhimirka, garaad iyo