Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Oo Jawaab Kulul U Diray Maamul Goboleedka Puntland Ee Somalia

Hargeysa (ANN) Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab ka bixiyey eedaymo maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland u jeediyey dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Maamulka Puntland, ayaa sheegay in Somaliland tahay goobaha laga abaabulo falalka argagixiso ee ka dhaca gudaha magaalooyinka Puntland,

Wasiiro Xukuumadda Britain Ah Oo Shir Dibada Looga Saaray

London(ANN)Wasiirro gaadhaya tobaneeyo oo ka mid ah Golaha Wasiirrada dawladda Ingiriiska, ayaa lagu qabtay Telefoonada gacanta ee Mobile-ka oo ay la galayeen shirkooda, kadib markii ay iska dhego tireen go’aan uu Raysal Wasaare David Cameron ka soo saaray in aan

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, By. Ibraahim Khadar Siciid Q/ 18aad

Abul Hasan Ali Al-Masu’di Maxsu’di waxa uu waxyaabo aad u muhiima ku biiriyey faniga muusiga iyo cilmiyada kale ee sayniska. Buugga la yidhaa Muruj Al Thahab waxa uu ku sheegay macluumaad ku saabsan muusigii hore ee Carabta iyo muusig waddamo

Cilmi-baadhayaal Cadeeyay Doorka Caanaha Hooyadu Ubadka u Leeyihiin

Washington(ANN)Cilmi-badhayaal cusub oo u dhashay dalka Maraykanka oo ka tirsan mac-had caafimaadka ee la yidhaa UNC School of Meduicine, ayaa sheegay in caanaha naaska hooyadu faa’iido weyn oo caafimaad u leeyihiin caloosha ubadka yaryar, gaar ahaan mishiinka ridqa cuntada, aadna

Maanso Baroor-diiq Ah: Maantana Ma Dhugad-baa Aakhiro U Dhaadhacay

Shalay oo ahayd Maalin Isniin ah waxaa Geeridii xaqa ahayd ay ku timid Alle ha u naxariistee Cabdilaahi Ibraahin oo ku magac dheeraa (Dhugad) oo ka tirsanaa odayaashii dhifka iyo nadirka ahaa ee ka sii hadhay odayaashii taariikhda faca wayn

Saami Qaybsiga Shaqaalaha Dawladu wuxuu Burinayaa Xeerkii Shaqaalaha (Low No.7) By. Cabdiraxmaan Cadami

Xukuumada Somaliland waxay la daala dhacdaysaa shaqo la’aan baahsan iyo nolosha dadweynaha oo sii adkanaysa sidaa awgeed waxay xal mooday in sanad kasta miisaaniyada lagu daro tiro shaqaale ah oo hor leh, waxayna se xukuumadu is waydiin laba su’aalood oo

Ceergaabo: Hooyo Dhashay Lix Caruur Ah Oo U Geeriyootay Cudurka Jadeecadda Markii Ay Weyday Gurmad Caafimaad Iyo Daraasiin Kale Oo La Jiifa Cudurkaa

Ceergaabo(ANM)Hooyo dhashay Lix Caruur ah oo magaceeda lagu sheegay Safiya Iidle Daamur, ayaa u geeriyootay Cudurka Jadeecadda ee badhtamihii bishii hore ka dilaacay deegaamo ka tirsan gobolka Sanaag ee xaruntiisu tahay magaalada Ceergaabo. Haweenaydaa, ayaa shalay ku geeriyootay deegaanka Ceeryaan

Ceergaabo: Hooyo Dhashay Lix Caruur Ah Oo U Geeriyootay Cudurka Jadeecadda Markii Ay Weyday Gurmad Caafimaad Iyo Daraasiin Kale Oo La Jiifa Cudurkaa

Ceergaabo(ANN)Hooyo dhashay Lix Caruur ah oo magaceeda lagu sheegay Safiya Iidle Daamur, ayaa u geeriyootay Cudurka Jadeecadda ee badhtamihii bishii hore ka dilaacay deegaamo ka tirsan gobolka Sanaag ee xaruntiisu tahay magaalada Ceergaabo. Haweenaydaa, ayaa shalay ku geeriyootay deegaanka Ceeryaan

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo joojisay murrashaxnimadii wasiirrada ee xisbiga KULMIYE Iskana Leexisay Eedaha Dib-u-dhaca Doorashooyinka

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa iska leexisay dib-u-dhac ku yimaada Doorashooyinka Somaliland ee aanu muuqan diyaar garawgoodu, waxayna eedaha muda dhaaf iyo dib-u-dhac ku yimaada doorashooyinka masuuliyadeeeda dusha u saartay in qaadhaan-bixiyeyaashu, kuwaas oo sida ay sheegtay masuul ka noqon doonaan

Al-shabaab Oo Sheegatay Weerar Lagu Khaarajiyay Xildhibaan Ka Tirsnaa Baarlamaanka Somalia Iyo Raysal Wasaaraha Oo Canbaareeyay

Mogadishu(ANN)Xarakada Al-shabaab ee dagaalka kula jirta Xukuumadda Somalia iyo ciidamada AMISOM ee ku sugan Somalia, ayaa sheegatay weerar saaka lagu khaarajiyay Xildhibaan Cabdullaahi Qayaad Barre, iyadoo toogasho lagu dilay xili uu doonayay inuu ka qaybgalo fadhiga Baarlamaanka ee lagu ansixinayay