Arraale Jama
Prof. Gees oo Iftiimiyey Tallooyin la Xidhiidha Qaddiyadda Somaliland Oo Madaxweynihii Hore Ee Yemen Siiyey Marxuum Cigaal
Hargeysa(ANN)Prof. Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka ee reer Somaliland, ayaa soo bandhigay talo la xidhiidha qaddiyadda Somaliland oo madaxweynihii Yemen ee Cali Cabdalla Saalax siiyey wefti marxuum Cigaal hogaaminayey oo safar shaqo ku tagay dalka Yemen
Ethiopia Oo Xaqiijisay Inay Si Toos Ah U Isticmaalay Marsada Caalamiga Ah Ee Somaliland
Addis Ababa (ANN) Dawladda Ethiopia, shaacisay inay go’aansatay bilawga inay badeecaddo kala duwan kala soo degto dekedda istiraatiijiga ah ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo ka danbaysay kadib markii labada dawladood kala sexeexdeen heshiis dhammaadka bishii January 2015. Sida lagu
Qormo Maskax Furfuris ah: Lafa-gurka iyo Fur-furista Suugaanteena iyo Saddexyo-tobanleey Khamiisle ah
Qoraa: Rashiid Sulub Caalin Waxaan ogsoonahay inay jiraan wakhtigan duruufo aad u adag oo xagga dhaqaalaha iyo maciishadda ah, haddana taasi loo dayn maayo in bulshada loo gudbiyo waxyaabo ay darsaan, maadaama ay jiraan maskaxo u baahan inay ku haraad
Khubburo Ingiriis Ah Oo Sheegay In Qofka Dhinta Maqaarkiisa Daawo Ahaan Loo Adeegsanyo
Britain(ANN)Maqaarka dadka dhinta amma maydka, ayaa khubaro caafimaad oo Ingiriiska ka tirsan sheegeen in ay dhawaan u isticmaali doonaan in lagu daaweeyo dhaawacyda sida boogaha, nabarada gubniinku sababo iyo waliba nabada jirdhka soo gaadha. Khubaradan waxay sheegeen in daawadan cusub
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 19aad
Abul Hasan Ali Al-Masu’di Maxsu’di waxa uu waxyaabo aad u muhiima ku biiriyey faniga muusiga iyo cilmiyada kale ee sayniska. Buugga la yidhaa Muruj Al Thahab waxa uu ku sheegay macluumaad ku saabsan muusigii hore ee Carabta iyo muusig waddamo
Somaliland: Hawlgalada Iyo Xukunada Aan Waafaqsanayn Qaanuunka Oo Sababay In Booliska Oo Saldhiga Dhexdiisa Ku Garaacaan Carruur Cuntada Ka Soontay
Hargeysa (ANN) Booliska, ayaa garaacay Carruur cuntada ka soontay, kuwaas ka mid ah kooxaha kubbadda cagta magaaladda Hargeysa, balse lagu daray ee loo soo qabqabtay olalaha ammaan sugida boolisku ka wadaan caasimada Somaliland muddooyiinkii u danbeeyay, iyadoo boqolaal dhalinyaro ah
Raysal Wasaaraha Somalia Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalada Gobolada Dhexe Kadib Munaasibad Uu Ku Qaabilay Golaha Baarlamaanka
Mogadishu(ANN) Raysal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu baaqay kooxaha ku dagaalamaya Galguduud oo ka tirsan Gobolada dhexe ee Somalia, gaar ahaan deegaanka Gurceel inay joojiyaan dagaalka oo uu ku tilmaamay mid nasiibadro ah. Cumar
Taariikhda Dr. Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Caalamiga Ah Ee ICJ
Hague(ANN)Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ, ayaa markii ugu horreysay taariikhda guddoomiye-ku-xigeen loogu doortay garyaqaan Soomaaliyeed oo la yidhaa Dr. Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo ah khabiir ku takhasusay shuruucda caalamiga, kana tirsanaa garsoorayaasha sare ee Maxkamadda ICJ. Warsaxaafadeed ka soo baxay
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Qaab Qabyo Ah Ugu Dhawaaqay Xiliga Tartanka Ciyaaraha Gobolada Dalka
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Dhallnyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Md. Cali Siciid Raygal, ayaa si hal-haleel ah oo kala dhiman u muddeeyey qabashada tartanka ciyaaraha Gobollada Somaliland. Wasiir Raygal ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray si kooban ugu sheegay in tartanka ciyaaraha Gobollada
Midowga Yurub oo Baaq Digniin Ah u Diray Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya
Brussels (ANN) Ururka Midowga Yurub, ayaa ugu baaqay xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo uu hoggaamiyo Ra’iisal-wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke inay muddada yar ee u hadhay ka shaqayso gaadhista qorshaha hiigsiga Soomaaliya ee sannadka 2016. Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa si buuxda u