Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Hogaamiyaha Sare ee Iran oo Warqad u Diray Madaxweynaha Maraykanka

Tehran (ANN)Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee dalka Iran Ayatullah Ali Khamenei, ayaa warqad u diray madaxweynaha waddanka Maraykanka Barack Obama, taasoo la sheegay inay qayb tahay arrimaha nugliyeerka Iran. Sida lagu daabacay wargeyska The World Street Journal ee ka soo baxa

Qormo Muhiim ah: Waadigii Xawaaladda oo sii Gudhaya. By, Rashiid Sulub Caalin

Anigoo ah Rashiid Sulub Caalin kana mid ahaa saraakiishii sar-sare ee Bangigii Ganacsiga iyo Kaydka wixii laysku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliyeed, isla markaana waayo-aragnimo 30 sanno ku dhow oo la xidhiidha baannanka aan leeyahay, ayaa waxay ila noqotay inaan ka

Qalalaasaha Yemen Oo Sii Xoogaystay Shiicada Doonay Inay Isku Balaadhiso Dalka Oo Dagaal Khasaare Dhaliyay Iyo Mudaharaadyo Lagu Waajahay

Sanaa(ANN)Qalalaasaha dalka Yemen, ayaa sii xoogaystay, kadib markii shiicada Xuutiyiinta oo la wareegay inta baddan Woqooyiga dalka isku dayeen inay dhinaca koonfurta u gudbaan, taas oo sababtay dagaal qabaa’ilka Suniga ee u baddan Yemen ku hor istaageen. 16 ka tirsanaa

Weerar Khasaare Dhaliyay Oo Lagu Qaaday Kulan Uu Qaban-Qaabiyay Kartuunaystaha U Dhashay Swedan Ee Hore U Aflagaadeeyay Nebi Maxamed CSW

openhagen(ANN)Kulan Xafladeed ka socday Xarunta Dhaqanka ee Copenhagen, ayaa lagu kala yaacay. Kadib markii dablay Hubaysan weerar tacshiirado ah ku cashiriyeen, halkaas oo ay ka socotay dood lagu macneeyay (Freedom of Speech) xoriyada hadalka. Kulankaa oo uu soo qaban qaabiyay

‘Rasaasta aan Qolujeed ka Bilaabo Goorta ay Bariga Burco Gaadhayso ma Garanayee…’M. Jama Abgaal Wasiirka Boosaha Somaliland

Boorama(ANN)Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa farriin isugu jirta dib-u-xasuusin taariikheed iyo waano u jeediyey kooxda fallaagowday ee Suldaan Wabar ee ku dhuumanaya Buuralayda Gobolka Awdal. Wasiir Abgaal oo hadal ka jeediyey xaflad loo sameeyey

Qaramada Midoobay: Beed-dhigista Somaliland.By,Saeed Issa

Waxaa hubaal ah in ba’niaadmku barte tahay isbedbedal badan, waa sida culima sociology gu xaqiijiyeene, taasoo macnaheedu yahay in fikir, dhaqan iyo deegaan ahaan intaba isgedgediyaan taaso ah in si xun iyo si fiicanba looga faa’iidaysan karo, islamarkana waxay aamin

Qoysas 20 Sanno ka Hor Caruur Iskaga Khaldantay Oo la Siiyey

Britain(ANN)Qoysas laba caruur ah ugu dhasheen cusbitaal 20 sanno ka hor oo hooyooyin kale la siiyey, kadib markii ay isku khaldameen ubadkoodii, ayaa hadda dib u kala helay labadii carruur ahaa, iyagoo sidoo kalena mag-dhaw ahaan loo siiyey lacab £1.5

Daawo: Ciyaar Soo Jiidatay Bulshada Hargeysa Oo Dhexmartay Laba Kooxood Oo Dheggoolayaal Ah

Hargeysa(ANN)Laba Kooxood oo dheggoolayaal ah, ayaa Ciyaar kubadda Cagta ah oo aad u xiiso badnayd ku dhexmartay Garoonka Hargeisa Stadium shalay, kuwaas oo ku kala ciyaarayay magacyada Dheggoolayaasha Caasimadda iyo Dheggoolyaasha Boorama, waxaana ciyaartaa oo ay ka qayb galeen masuuliyiin

Barre Sammo Bayaanshay : Maanso Abwaan Miyir Cali Xuseen Ku Maamuusaayo Macalinkiisa Muj.Boobe

Akhristayaasha Sharafta leh waxan maanta Halkan idiinka soo gudbinaynaa Maanso Mug iyo Miisaan culus leh oo abwaan Miyir Cali Xuseen ku Maamuusaayo Macalinkiisa Boobe Y Ducaale MMaansadan oo uu isla markaana kaga waramaayo Taariikhda dheer uu leeyahay Mujaahid Boobe Yuusuf

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybta 20aad

Aabbihii Qalliinka Abu Al-Qasim Al-Zahrawi Khabiirkan El Zahrawi waxa aad u daryeeli jiray arday cilmiga uu hayo uu doonaayey in ay ka dhaxlaan oo uu u yaqaanay ubadkiisa. Waxa uu inta badan ku adkayn jiray muhiimada ka dhaxeeya dhakhtarka wanaagsan