Arraale Jama
Somaliland: Duruufaha Qadhaadh ee Haysta Dadka Qaba Xannuunka Dhimirku waa mid Argagax Ah!
Ambassador Kaysar Cabdillaahi Maxamed “Gaajadii darnayd ee haysay waxay ku kalliftay in uu waxar yar oo waddada maraysay uu ku soo boodo oo iyada oo nool uu dhawr wasladood oo hilib ah ka goosto” Inbaa Dooxyada dhex jiifta, Inbaa Derbiyada
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 21aad
Abul Wafa Muhammad Al-Buzjani (940-997 C.E.) Abu Wafa Maxamed Ibn Maxamed Ibn Yaxya Ibn Ismaciil Al Buzjani waxa uu ku dhashay magaalada Buzjan ee Nishapur sannadkii 940-kii. Waxaannu ahaa nin xisaabta aad loogu yaqaanay, kaasoo aakhirkii ku dhintay magaalada Baqdaad
Muqdisho: Al-shabaab Oo Weerar Toogasho ah Ka Fuliyay Garoonka Diyaaradaha Ee Adan Cade
Mogadishu(ANN)Dablay hubaysan, ayaa toogasho ku dilay Maareeye Xigeenkii Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Adan Cade Marxuum Maxamed Kediye iyo sadex qof oo qaarkood ahaayeen saraakiil ka tirsan maamulka Madaarka Adan Cade ee Muqdisho. Wararka ayaa sheegay koox dablay ah oo aan
Mucaaradka Oo Xukuumadda Uga Digay Qorshayaal Qol Madaw Lagu Gaadhay Ku Wareejiso Dekedda Berbera Iyo Maareeye Eng. Cali Xoor-Xoor Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay
Hargeysa(ANN)Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor), ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay maalgashiga la doonayo in lagu sameeyo dekedda Berbera. Mr. Jamaal Cali Xuseen oo hadal ka jeediyey
Marxuum Rashiid Dabadii Reerka Yaw Hadhay (SOLJA). By. Ali Mahdi Jibriil
Sooljadaan rabay u raxlayn jiray u rabaysnaa maxaa reeboo rakaatada baday ma nin riiqiyo wasiiraa rogay rakaatada baas ma rubaa baday haday raysteen suxufiga raran rixin yaw gala Rashiid dabadii reerkii yaw hadhay Waa Tuduc Ka Mida maanso la magac
Hoggaamiyeyaasha Faransiiska Oo Ogolaaday in Bartaan Luuqadda Ingiriisida
Paris(ANN)Dalka Faransiiska oo qarniyo badan la dagaalamayey in aanay luuqadeedu lumin, aadna u necbaa in shacabkiisu ku hadlo luuqaddo ajenebi ka ah, ayaa hadda qorshaynaya in hoggaamiyayashoodu bartaan luuqadda Ingiriisiga. Hoggaamiyayaasha mustaqbalka Faransiiska, ayaa qasab lagaga dhigaya in ay si
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ku Hanjabay Inay Xidhayaan Wasiirka Amniga Maamul Goboleedka Puntland Ee Somalia
Hargeysa(ANN)Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa ku hanjabay inay xukuumad ahaan xidhayaan Ninka ugu magcaaban maamul goboleedka Somalia ee Puntland wasiirka Amniga Xasan Cismaan Aloore, kaas oo markii labaad shalay ku celiyay eedaymo uu Somaliland kula xidhidhiyay inay
Xisbiga UCID Oo Sheegay In Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiillada Si Badheedh ah Dib loogu Riday
Hargeysa(ANN) Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa ku dhawaaqay in si badheedh ah dib loogu riday qabsoomidda doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiillada ee qorshuhu ahaa in la qabto dabayaaqada bisha June ee sannadkan. Guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf
Somaliland Oo Sheegtay Inay Masuuliyiinta Maraykanka U Dirtay Qoraal Looga Digayo Bangiyada Maraykanka Joojinta Lacagta Xawilaadaha
Hargeysa (ANN) Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa u dirtay waddanka Maraykanka qoraal ay kaga codsanayso in aan la joojin lacagaha dadka muwaaddiniinta ah ka helaan eheladooda ku dhaqan gobolada kala duwan ee dalka Maraykanka. Bangiyada dalka Maraykanka, ayaa si rasmi ah
Baydhabo: Magaaladii Xasuuqii Culimada Soomaalida Diinta
Baydhabo (ANN) Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, ayaa noqoto goob lagu ugaadhsado, laguna khaarajiyo culimada Diinta ee Soomaaliya, kadib markii magaaladaas lagu dilay Sheekh Aadan Macallin Cabdullaahi (War’iisho) habeenkii Jimcaha ee toddobaadkan. Koox dablay hubaysan ah ayaa la sheegay