Arraale Jama
Dhallinyaro sharciga khilaaftay oo muddo 6 bilood ah lagu sameeyey dhaqan-celin Kadibna La Guddoonsiiyay Shahaadooyin
Hargeysa (ANN) Dhallinyaro sharciga khilaaftay oo muddo 6 bilood ah Wasaaradda Caddaaladdu dhaqan-celin iyo dib-u-bulshayn u samaynaysay, ayaa la guddoonsiiyey shahaadooyin ka turjumaya duruusta iyo aqoonta ay barteen muddadaas. Dhallinyaradan oo tiradoodu dhan tahay 70, ayaa badankoodu ahaayeen qaar sharciga
Imisa Saacadood Ayuu Shaqeeyaa Maalintii iyo Toddobaadkiiba Mulkiilaha Shirkadda Facebook?
Ninka dhallinyarada ah ee aasaasay shirkadda Facebook oo ka mid ah baraha hadda bulshadu ku kulanto kuwa ugu isticmaalka badan, ayaa toddobaadkii shaqeeya 45 saacadood, isagoo maalintiina xafiiskiisa joogto ku ah 9 ilaa 10 saacadood. Mr. Mark Zuckerberg oo ah
Tooyasho Iyo Toogga-Beel:Gabay Arrimo Badan Hoga-tusaaleeyay
Gabaygan tooyasho iyo toogga-beel waxaa curiyey abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile. Gabaygu wuxuu ka hadlayaa siyaasaddan qabyaaladda ku dhisan iyo saamaynta xun ama taban ee ay ku yeelatay bulshada Somaliland, sida ay hogaanka qaranka iyo asxaabta siyaasiga ahba ugu fashilmeen inay
‘Xukuumadda KULMIYE Way ku Fashilantay in Xal Laga Gaadho Dhibaatooyinka la soo Darsa’By. Maadhiin Tayuub
Tan iyo markii uu madaxwayne Siilaanyo qabtay talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa naafeeyey qaranka khilaafyo, ururo qabiil, is-kooxaysi, salaadiin iyo kala yaac xisbiyo, arrimahaasoo markoodii hore ka bilawday xukuumadda KULMIYE ee talada haysa, kadibna taasi sababtay in madaxweynaha iyo xukuumadiisu
Dagaal Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Deegaanka Horu-fadhi
Horu-fadhi(ANN)Dagaal waqti kooban socday, ayaa ka dhacay deegaanka Horu-fadhi ee duleedka Buuhoodle. Kadib markii mid ka mid ah kooxda Khaatumo oo maalmahan shirar ka waday deegaanka Ceegaag oo u dhow halkaa, balse ay ciidanka qaranka Somaliland isku dhaceen. Faarax Cade
Raysal Wasaaraha Israa’iil Oo Baaq Ka Farxiyay Mintidiinta Islaamka U Diray Yuhuuda Dunida Ku Filqan
Tel Aviv (ANN)Raysalwasaaraha dalka Israa’iil Benjamin Netanyahu, ayaa baaq guul u ah kooxaha islaamka ah u diray guud ahaanba dadka Yuhuudda ah ee ku nool dalalka qaaradda Yurub. Benjamin Netanyahu oo hadal ka jeediyey fadhi Golaha Wasiirrada Israa’iil yeeshay shalay,
Diyaaradaha Masar Oo Duqayn Kaga Jawaabay Gawracay 21 Kiristaanka Reer Masar ah
Tripoli (ANN)Diyaaradaha Masar, ayaa duqayn dhinaca Cirka ah kaga jawaabay kadib markii Kooxda la baxday dawladda Islaamiga ah ee dalalka Ciraaq iyo Suuriya (ISIS), gudaha waddanka Liibiya ku gawracay 21 qof oo ka mid ah dadka kiristaanka ah ee ku
Xubin Jidhkeeda Ah Oo Ay Ugu Deeqday Nin Aanay Aqoon U Lahayn Ayaa Sababtay Jacayl Gaadhay Guur
Washington(ANN)Haweenay u dhalatay dalka Maraykanka, ayaa nin aanay aqoon u lahayn ugu deeqday mid ka mid ah kelyaheeda, balse aakhirkii jacayl u qaaday, kadibna guursatay. Ashley McIntyre oo 25 jir ah, ayaa waqti ay raadyo ka maqashay nin da’deeda ah
Eyda Oo La Ogaaday Inay Wejiyada Bini’aadamka Ee Cadhaysan Iyo Kuwa Faraxsan Kala Gartaan
Austria(ANN)(Xayawaanka Eyda oo ah kuwa lagu tilmaamo inay rabaayada ku wanaagsan inta badan, waddamada reer galbeedkuna siyaabo badan uga faa’iidaystaan, ayaa khubaro ka tirsan Jaamacadda caafimaadka Xayawaanka ee Vienna sheegeen in ay kala saari karaan muqaalka wejiyada faraxsan iyo kuwa
Maxay Ku Weyday Shaqadeeda Maalintii ugu Horraysay Haweenay Suxufiyad Ah Oo Carbeed
Saudia(ANN)Haweenay ka hawlgasha telefiishan laga leeyahay dalka Sucuudiga oo war amma barnaamij soo jeediye ah, ayaa maalintii ugu horraysay ee ay shaashada ka muuqato lagu eryey muqaalkeeda, kadib markii ninkii u madaxda ahaa go’aamiyey in aanay soo jiidasho lahayn. Gabadhan