Arraale Jama
Prof. Gees Oo Iftiimiyay Baahida Loo Qabo Samaynta Xeerar Lagu Maamulo Khayraadka iyo Hantida Dawladda
Hargeysa (ANN) Prof. Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka ah ee reer Somaliland, ayaa ka hadlay sida loogu baahan yahay in la diyaariyo xeerar iyo shuruuc lagu maamulo khayraadka dabiiciga iyo hantida dawladda, loogana baxo is-qabqabsiga iyo
Madaxweynaha Somalia Iyo Raysal Wasaaraha Ethiopia Oo Kulan Ku Yeeshay Caasimada Ismaamulka Tigreega Ee Ethiopia
Makallah(ANN)Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah magaalada Makalla ee deegaanka Ismaamulka Tigreega Ethiopia kula yeeshay Rayasal Wasaaraha Ethiopia, Haile Mariam Desalegn. Sida lagu faafiyay warbaahinta Dawlada Somalia, Labada hoggaamiye ayaa kulankooda kaga wadahadlay xoojinta
Dalalka Masar Iyo Qadar OO Isku Maandhaafay Duqaynta Dhinaca Cirka Ee Libiya Iyo Islaamiyiinta ISIS Oo Dhoolatus Ku Muujiyay Cududooda
Qahira(ANN) Dalalka Masar Qadar, ayaa isku maandhaafay duqaynta dhinaca Cirka ah ee Milateriga Dalka Masar ka fuliyeen guddaha Dalka Libiya todobaadkan, waxayna is weydaarsadeen dhaleecay kulul iyo inay Qadar u yeedho Safiirka ka jooga Qaahira. Xukuumadda Masar, ayaa ku eedaysay
Qormo Maskax Furfuris ah: Lafa-gurka iyo Fur-furista Suugaanteena.W/Q: Rashiid Sulub Caalin
Saddexyo-tobanleey iyo wixii soo raaca oo khamiisle ah Sidaan horeba u sheegnay waxaynu xagga hore kaga jirnaa mawduuceenii Lafa-gurka iyo Fur-furista Suugaanteena. Inagoo uga dan leh inaynu ku falllanqayno kagana doodno ama su’aalo iska waydiino qeybo ka mid ah badweynta
Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Oo Shirka Golaha Wasiiradda Ka Akhriyay Qudbad La Xidhiidha Mawqifka Xisbooda Ee Doorashada Iyo Qabyada Guddoomiyaha Wakiiladda Ee Arrimaha
Hargeysa(ANN)Shirkii Golaha wasiirada Xukuumada Somaliland ee maalinta khamiista ah lagu qaban jiray qasriga madaxtooyada Somaliland, oo ay maanta kala qaybgaleen hogaanka Xisbiga talada haye ee Kulmiye, ayaa lagaga hadlay Mawqifka Xisbiga Kulmiye ee la xidhiidha Doorashooyinka. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane
Somaliland: Wasaaraddii Deegaanka oo isu Bedeshay NGO, Qaabka Loo Maamulay 14 Mashruuc Iyo Meelaha Laga Fulinayo. By: Axmed Maxamed Cali
Iyadoo wasiiradda xukuumadda Somaliland ilahay dartii ugu dhaarteen inay umadda u cadaalad saemynayaan,ayaa hada waxa muuqata in wasiir kasta sida uu doono iska yeelayo,oo uu ku takri falayo,awoodiisa wasiirnimo,hadaba waxaan jecelahay in aan umadda u soo bandhigo wasaaradaha isku bedelay
Maxaa Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada Ee Xukuumadda Somalia
Mogadishu(ANN)Khamiis, February 19, 2015—–Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/wasaare ku xigeen Mudane Maxamed Cumar Carte. Kulankan ayaa goluhu uga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen sugidda
Guddoomiye Ramaax Oo Ka Hadlay Dablay Weerartay Isaga Iyo Guddoomiyaha Sanaag Ee Lagu Beddelay
Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Awdal Maxamuud Cali Ramaax (Ina Cali Hayste), ayaa ka waramay weerar koox dhalinyaro ah oo hubaysan ku doonayeen inay ku waxyeeleeyaan isaga iyo Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Sanaag. Guddoomiye Ramaax oo waraysi arrintaa ku saabsan siiyay
Murrashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID oo Ugu Baaqay Mudanayaasha Wakiillada inay Degdeg U Diyaariyaan Xeerkii Lagu Dooran lahaa
Hargeysa (ANN) Murrashaxa jagada madaxweynaha ee xisbiga UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa ugu baaqay mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland inay si degdeg ah u diyaariyaan xeerkii lagu dooran lahaa oo uu xusay in aannu jirin, ilaa haddana loo dhaqaaqin.
Madaxweynaha Turkiga oo Shaaciyey in Hoggaamiyeyaasha Dunidu ku Takooraan Siyaasadiisa
Ankara (ANN)Madaxweynaha dalka Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan, ayaa markii ugu horraysay qiray inuu dareemayo inuu siyaasad ahaan ka tarkooran yahay dunida inteeda kale, isagoo xusay in aanu dan ka lahayn haddii dunida kale siyaasad wanaagiisa ka soo hor jeedo.