Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Mataanno Dhashay Iyagoo Isku Yaal Oo Lagu Guulaystay Qalliin Lagu Kala Jeexay

USA-Texas(ANN) Laba hablood oo toban bilood jiray, isla markaana ahaa mataano isaga dhegen uur-ku-jirta iyo laabta, ayaa markii ugu horraysay caaalamka lagu guulaystay in la kala saaro, iyadoo aan hore loogu guulaysan qalliin noocan ah. Labadan hablood oo la kala

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 24aad

Abu Raihan Al-Biruni (973-1048 C.E.) Abu Raihan Maxamed Ibn Axmed Al-Biruni waa mid ka mid ah culimadii aadka loogu yaqaanay Maxkamaddii Boqor Maxamuud Ghaznawi oo ka mid ah booradii ugu caansanaa Muslimiinta qarnigii 11aad. Al Birunu waa khabiir aad u

Brazil: Hooyooyin Loo Tababartay inay ka Hortagaan Rabshadaha Taageerayasha Ciyaaraha

Brazil(ANN)Naadi ka tirsan kooxaha kubbadda cagta dalka Brazil, ayaa qaaday tallaabo ay kaga hortagayaan rabshado inta badan ka dhaca garoonada dalkaas, gaar ahaan xilliyada ciyaaraha kulul jiraan, kadib markii ay 30 haween hooyooyin ah u tababareen in ay ka hortagaan

Maxaa Kasoo Baxay Kulan Dhexmaray Axsaabta Qaranka Iyo Guddida Wada Hadalka Somalia U Qaabilsan Somaliland

Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta ka warbixiyay Kulan ay ergada Somaliland u matalaysa Wada hadalada Somalia ay la yeesheen Sadexda Xisbi qaran. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo Kulankaas

Nuxurka Dhanbaal Madaxweynaha Somaliland U Diray Dalka Kuwait

Berbera(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo ku sugan maalintii labaad magaalada Xeebta ah ee Berbera, ayaa dhanbaal hanbalyo ah u diray Dawlada Kuwait. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland, waxa dhanbaalkaa oo ahaa mid kooban lagu yidhi,

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Dhawaaqyada Mucaardka Ee Arrimaha Doorashada

Burco(ANN)Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Ku Sugan Magaalada Burco, ayaa si kulul uga jawaabay dhawaaqyada axsaabta mucaaradka Somaliland ee la xidhiidha arrimaha doorashooyinka.       Jawaabta Wasiirka Madaxtooyada Somaliland halkan Riix. Araweelo News Network Somaliland

Labada Xisbi Mucaarad Iyo Kooxda La Baxday Madasha Wad-tashiga Oo Kulan Ka Yeeshay Xaaladda Dalka Somaliland

Hargeysa (ANN) Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay in xisbiyada mucaaridka ah diyaar u yihiin sidii ay dalka uga qabsoomi lahayd doorasho la diwaangeliyey dadka codbixiyeyaasha ah. Mr. Jamaal Cali Xuseen oo saxaafadda la hadlay,

Kormeerka Madaxweynaha Ee Balaadhinta Dekeda Berbera Oo Shaqo Weyni Ka Socoto Iyo Mashaariic Kale

Berbera(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo maalintii labaad ku sugan gobolka Saaxil ayaa maanta soo kormeeray goobo muhiima oo ay ka socoto hawlaha horumarinta gobolka, sidoo kalena waxa uu dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda Deegaanku ku yeelan doonto gobolka. Qoraal la xidhiidha kormeerka

Haweenay U Dhalatay Dalka Farance Oo Lagu Afduubay Dalka Yemen

Sanca(ANN)Haweenay u dhalatay dalka Farance oo u shaqaynaysay Hay’addaha caalamiga ah ee gargaarka (Internatinol NGO’s) ee ka hawlgala dalka Yemen lagu afduubay maanta magaalada Sanca ee xarunta Dalkaa oo malayshiyada xuutiyiintu gacanta ku hayaan tan iyo markii ay qabsadeen Sep

Wakiiladda Siyaasada Yemen Oo Ku Jeeda Dhinaca Koonfurta Ee Cadan Iyo Raysal Wasaarihii La Inqilaabay Oo Ka Badbaaday In Xabsiga La Dhigo

Warbixin wararkii U Danbeeyay ee Xaalada Dalka Yemen: Carraale M. Jama Sanca(ANN)Wakiilo ka socda ilaa todoba kooxood oo ah hoggaamiyayaasha siyaasada dalka Yemen, ayaa kusii jeeda magaalada Cadan ee Koonfurta Dalka Yemen oo uu ku suganyahay Madaxweynihii xukunka laga tuuray