Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Guddida Somaliland U Qaybisay Wadahadalka Somalia Oo Dalka Turkiga U Boqoolay Iyo Faah-faahinta Wasiirka Arrimaha Dibadda

Hargeysa(ANN)Guddiga jamhuuriyadda Somaliland u qaybisay wadahadalada u dhexeeya Somaliya, ayaa maanta u ambabaxay Dalka Turkiga oo la filayo in maalinta Axadda ee 1 March 2015, ay ka bilaabmaan wadahadaladii labada dhinac.         Guddida oo isugu jira Wasiiro

Daawo: Dr. Gaboose Iyo Sheekh Dirir Oo Wadajir U Qabtay Maxaaddaro Ballaadhan

Hargeysa(ANN)Dhakhtarka caanka ah ee sida weyn looga xushmeeyo Somaliland iyo geyiga Soomaalida, isla markaana noqday Siyaasiga Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf gabboose oo sanadahan aan lagu arag masraxyada siyaasada, wixii ka danbeeyay 2012, xilligaa oo uu ka qaybgalay doorashadii golayaasha deegaanka

Maamulka Muqdisho oo Guddida Wadahadalka u Qaabilsan Soomaaliya ku Daray Wasiiro u Dhashay Somaliland Iyo Dib U Dhac Ku Yimi Xilligii La Balansanaa

Hargeysa(ANN)Shirkii wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya oo qorshuhu ahaa inuu magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka furmo Khamiista maanta, ayaa dib loo dhigay muddo laba maalmood ah. Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa

Mogadishu: Council of Ministers Discusses Security Agenda and Asisstance to Victims of Central Hotel Bombing

Mogadishu(ANN)-26th February 2015, Mogadishu — H.E Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke today chaired the weekly meeting of the Council Ministers. The Council was briefed on the security situation in the country and the Government’s agenda for 2015-2016. Prime Minister

The Government of the Republic of Niger and the Islamic Corporation for the Development of the Private Sector signed an agreement to setup Sukuk Program during 2015-2020

This Sukuk program is the first of its kind in Niger NIAMEY, Niger(ANN)February 25, 2015/African Press Organization (APO)/ – The Senior Minister, Minister of Economic Planning, Land Management and Community Development, H.E Dr. Amadou Boubacar CISSE and the CEO and

THE INTERNATIONAL COMMUNITY AND UNITED STATES OF AMERICA NEVER EVER LEARN THEIR MISTAKES IN SOMALIA

The international community has made several brave efforts to rescue and reconstruct the disintegrated State of Somalia. All these brave efforts had however failed and Somali proper still lies in ruins and is still a theatre for marauding warring militant.

SODDON MAALMOOD IYO SIDDEED KUN OO MITIR: Qalinkii. Mohamoud M.Jama

24-kii January 2015-ka ayuu madaxweynaha JSL mudane Axmed Maxamed Maxamuud( Siilaanyo) dhagax dhigey wadooyin dherer koodu dhanyahay 8000 oo Mitir, oo ah wadooyinka casriga ee loo yaqaan asfalka, maalintaa la dhagax dhigayey wuxuu balan qaaday duqa degmada Berbera ahna gudoomiyaha

former president Yemen Mr. Abdullah Saleh ‘amassed up to $60bn’ – UN probe

Sana’a(ANN/BBC)Yemen’s former president Ali Abdullah Saleh is suspected of amassing $30bn-$62bn of assets during and after his time in power, UN experts have said. They said Mr Saleh was believed to have transferred much of the wealth abroad under other

Xoggo Iftiimiyay Cidda Bixisay Macluumaadka Lagu Xidhay Xadka Somaliland iyo Djibouti

Djibouti(ANN) Xoggo soo baxay Bar dhinaca Internetka ah oo lagu baahiyo arrimaha argagixisada iyo amaanla, ayaa faahfaahin ka bixiyay macluumaadka sababay in dawladda Djibouti xidho xadka ay la wadaagto dalka Jamhuuriyadda Somaliland toddobaadkan. Warbixin lagu baahiyay shabakad ka faaloota arrimaha

Prof. Siciid Sheekh Samatar Aqoonyahan Ka Baxay Degelada Aqoonta Ee Dalka Maraykanka Iyo Bulshada Soomaalida

Washington(ANN)Prof. Siciid Sheekh Samatar oo ahaa Professor Taariikhda Afrika ka dhiga Jaamacadda Maraykanka ee Rutgers University ayaa xalay ku geeriyooday dalka Maraykanka. Professor Samatar waxa uu ahaa aqoonyahan si weyn looga yaqaano dhulka Soomaalida, isla markaana qoraallo, Buugag iyo tacliiq