Arraale Jama
Khatarta Daawashada Baddan ee Telefiishanka oo Ubadka ku Keena Dhiig-kar iyo Wadno-xannuun
Brazil(ANN)Daawashada telefiishanka muddo ka badan laba saac maalintii waxa uu kor u qaadaa in dhiigga carruurtu aad u shaqeeyo, kadibna uu sababo dhiig-kar, sida lagu sheegay cilmi-baadhis cusub oo ay samaysay Jaamacadda Soa Paulo ee dalka Brazil. Cilmi-baadhistu waxay sheegtay
Shaqsiyadda iyo Xaaladda Caafimaad ee Ragga oo Laga Ogaan Karo Farohooda
Britain(ANN)Daraasad la xidhiidha shaqsiyada ragga, ayaa lag oggaaday in Farta dhexe ee Soomaalidu u taqaan far-dhexada ayaa daraasado badan oo la sameeyey xaqiijiyeen in ay wax badan ka sheegto shaqsiyadda iyo caafimaadka qofka. Haweenka way u fiican yihiin: Ragga farta
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 25aad
Abu Raihan Al-Biruni (973-1048 C.E.) Markii uu Al Biruni ku noqday dalka Hindiya waxa uu qoray buuggiisii caanka ah ee la odhan jiray Qanuni Masoodi (Al Qanuun Al Masudi Fi Al Hai’ Wa Al Najum), kaasoo uu aad ugu ammaanay
Qaraxyo Kala Duwan Oo Ka Dhacay Muqdisho Iyo Gaalkacayo Iyo Dhaawacayo Loo Qaaday Imaraadka Carabta
Gaalkacayo(ANN) Talyihii laanta ilaalinta cashuuraha iyo kastamada Gobolka Mudug Duraan Cumar Geelle oo lagu naanaysi jiray “Qaylo” ayaa ku nafwaayay qarax Saaka ka dhacay Magaalada Gaalkacyo. Kadib markii waxyaabaha qarxa loogu xidhay gaadhigiisa. Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Mudug ee Puntland
Warbixinno Lagu sifeeyey shaqsiyada Jihadi John Oo Ah Ninka Gawraca Dadka U Qaabilsan Kooxda Daacish ISIS Iyo Noloshiisii London. By. Ibraahim Khadar Siciid
Shakhsiga reer galbeedku ugu daydayga iyo raadinta badan yahay waqtigan ee caanka ku ah magaca Jihadi John oo toddobaadkan la ogaaday shakhsiyadiisa, magaciisa iyo qoyskiisaba, lana sheegay inuu ahaa shakhsi amma arday ku astaysan akhlaaq wanaag, naxariis iyo miskiinimo dhab
Jamaal Cali Xuseen Musharaxa UCID Oo Isku Shaandhaynta Madaxtooyadda Ku Tilmaamay Boog Dusha Laga Dhayay Mililkuna Halkiisii
Hargeysa(ANN)Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay in isku shaandhaynta madaxweyne Siilaanyo sameeyey habeenkii Jimcaha ay tahay mid aan waxba ka beddelayn maamul-xukada lagu dhalliilo xukuumadda KULMIYE. Mr. Jamaal Cali Xuseen oo qoraal kooban soo saaray
Wadahadaladii Somaliland Iyo Somalia Ee Turkiga Oo Lagu Kala Kacay
Istanbul(ANN)Wadahadaladii la filay inay maanta Caasimada Dalka Turkiga ee Istanbul, ayaa lagu kala kacay, kadib markii khilaaf ka dhashay xubnaha ay xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh ee Somalia usoo dirtay oo inta baddan kasoo jeeda Somaliland, taas oo ka cadhaysiisay xubnaha
Samaale: Wasiirkii Maalayida Oo Gaashaanka Ku Dhiftay Xilka Loo Beddelay Iyo Saamaynta Mustaqbalkiisa Siyaasadeed Ee Go’aanka Horyaal
Hargeysa(ANN)Wasiirkii Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid ahaa Liis xubno ka mid ah Xukuumadda oo Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyay xil ka qaadis, magcaabis iyo bedelaad xalay saqdii dhexe, ayaa gaashaanka ku dhuftay inuu qabto xilka Wasaaradda Waxbarashadda iyo
Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandhayn, Mgacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Aan Macne Weyn Ku Fadhiyin Ku Sameeyay Xukuumaddiisa Gabaabsiga Ah
Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo, ayaa xalay saqdii dhexe ku sameeyay xukuumaddiisa mudda xileedkeedu gababasiga yahay isku shaandhayn, magcaabis iyo xil ka qaadis saamayn ku yaalatay Wasaaraddaha, Hay’addaha Madaxa Banaan iyo Taliyayaasha ciidamadda qaarkood. Isku shaandhaynta iyo xil ka qaadista oo kusoo beegnatay
Samaale Miyuu Saxay Mise wuu Seeggay Go’aankiisa Diidmada Xilka Cusub?
Falanqayn kooban; suxufi Cali Jaamac Maxamed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa wareegto uu soo saaray habeenkii Sabtidu soo gelaysay ee toddobaadkan, taariikhduna ahayd 28 February 2015 waxa uu xil-ka-qaadis, magacaabis iyo isku-shaandhaynba ku sameeyey xukuumaddiisa, qaar