Arraale Jama
Daawo Lagu Oggaanayo Xannuunka Kansarka
Washington(ANN)Khubaro ka tirsan Jaamacadda Stanford University oo ku taal Gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa ku dhawaaqay in ay soo saareen daawo, gaar ahaan kinniin lagu ogaanayo dadka qabana xannuunka Kansarka. Kinniinkan, ayaa khubaradu sheegeen in marka la liqsiiyo qofka
Nin Sheegtay Inuu Adduunka Ugu Xirriba Dheer Yahay
Kiev (ANN/MK)- Nin u dhashay dalka Ukrain oo rumaysan inuu yahay ninka leh xiribaha indhaha (timaha indhaha qashinka ka ilaaliya) ee ugu dheer adduunka, ayaa sheegay in cuntooyin uu cuno, isla markaana uu qariyey noocay yihiin sababeen in ay u
Hanbalyo Dhalasho Farxad Ah Naasir Yuusuf Daahir iyo Hoodo Siciid Shukri
Aabbo Yuusuf Daahir Axmed, Hooyo Caasha Aadan Yuusuf iyo caruurtooda oo kala ah. 1. Layla Yuusuf Daahir, Sayigeeda iyo Caruurtooda 2. Keyse Yuusuf Daahir 3. Fadxiya Yuusuf Daahir 4. Salaad Yuusf Daahir 5. Cabdirisaaq Yusuf Daahir 6. Jimcaale Yuusuf Daahir
Weedho Duur-xul Siyaasadeed ah oo Muuse Biixi Dusha ka Saaray Culimada Somaliland
Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaciyey in culimadu gashay siyaasadda, gacantana ku dhigtay dhaqaalaha iyo ganacsiga dalka Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo hadalo kaftan iyo duur-xul ah ku ganay culimadda. Sidaana wuxuu ku sheegay hadal uu ka jeediyey xaflad loo
Madaxweyne Siilaanyo Oo Booqasho Lug Ah Ku Tegey Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay wehelinayaa xubno golaha wasiirada ka mid ah ayaa maanta kormeer ku soo maray cusbitaalka guud ee Hargeysa. Qoraal kooban oo booqashada Madaxweynaha ka dib kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha, isla markaana uu
Masuulkii Saddexaad Ee Iska Casila Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(ANN)Masuulkii saddexaad ee ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaaa iska casilay xilka, wasiirkii Wersheddaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacadde), ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka. kadib markii sida uu sheegay Kuugta Madaxtooyadu baddatay. Wasiir Abiib, ayaa is casilaadiisa
Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Masuuliyadda Bur-burka Wadahadalka Dusha Ka Saartay Dowladda Somaliland
Mogadishu(ANN) Dawlada Federaalka ee Somalia, ayaa dusha ka saartay xukuumadda Somaliland inay masuul ka tahay bur-burka Wadahadalkii socon waayay ee dalka Turkiga. Sidaana, waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha Somalia u qaabilsan warbaahinta. Qoraalkaa, ayaa u qornaa
Burburka Wadahadaladii U Dhexeeyay Somaliland Iyo Somalia Ee Turkiga
Istanbul(ANN) Wadahadalkii u dhexeeyey dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya oo la filayay inay ka furmaan magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga Axaddii shalay, ayaa gebi ahaanba burburay, waxaana guuldaraystay dhex-dhexaadin dawlada Turkigu ku doonaysay in aan lagu kala dareerin wareegii sideedaad
Ninka Gawraca Dadka U Qaabilsan Kooxda Daacish ISIS Iyo Noloshiisii London. By. Ibraahim Khadar Siciid
Bishii August 2009, in yar kadib markii uu qallin-jebiyey wuxuu jihadi John ama Emwazi u duulay dalka Tansaniya ee bariga Afrika, isagoo la socda rag ay asxaab yihiin, waxaanay dawladdu sheegtay in ay wateen gaadhi ugaadhsiga lagu tago ee Safari
Samaale Waxaan Leeyahay Siyaasadu Aabe Malaha, Intii Tallada Madaxwaynuhu Kula Wanaagsanayd-na Kolay Rag Kale Ayay Ku Xumayd. By. Maadhiin Tayuub
Samaale Waxaan Leeyahay Siyaasadu Aabe malaha, farxad joogta ahna malaha ee waa wax is beddela, qofka u bisilina waa qofka u hoggaansama hadba meeshii ay la marto, lakiin hadaad mar walba jeclaato in sidaad doonto wax u dhacan nolosha iyo