Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 27aad

Abu Ali al-Hussain Ibn Sina (980-1037 C.E.) Da’ kasta oo uu ahaaba waxa Ibn Sina looga yaqaanay galbeedka Avicenna, waxaannu ahaa nin aad cilmigiisa u aaminsanayaeen, sababtoo ah waxa uu soo bandhigay aqoon iyo maskax aad u heer sarraysa markii

Somaliland And Somalia Talks Collapsed, Potential Conflict In The Region. By: Muniir Axmed Cigaal

The talks between Somaliland and Somalia have reached at the lowest point in the last few years and the latest round in Turkey has collapsed. The outcome of the previous five sessions over the last two years have demonstrated that

Waxa Hubaal Ah In Wasaaradda Caafimaadka Iyo Bulshada Kaleba Tebi Doonaan Marwo Nimco Xuseen Qawdhan: Warbixin Carraale M Jama

Hargeysa(ANN) Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-Toosiye), ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda caafimaadka Xasan Daahir Dhinbiil iyo Wasiir ku xigeenkii hore Marwo Nimco Xuseen Qawdhan oo todobaadkii hore loo bedelay Wasiir

Prof. Gees oo ka Digay Halista Ku Dhaqan La’aanta Hannaanka Dimuqraadiga ah ee Doorashooyinka Somaliland

“Somaliland oo tirada codbixiyaashu aanay marna kor u dhaafin lix boqol oo kun (600,000) ayaa doorashaddii la qaban kari la’yahay waa hadal af ka weyn oo ceeb ku madaxda xisbiyada, Guddida Doorashooyinka…” Prof. Gees Hargeysa (ANN)Prof. Maxamed Siciid Gees oo

Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Wasaaradda Wershedaha Iyo Agaasimahiisa Oo Xilalka Kala Wareegay Wasiirkii Hore Iyo Agaasimihii Wasaaaradda

Hargeysa(ANN)Wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaaradda Wershedaha Somaliland Cali Axmed Maxamed (Cali Dhegoole) oo Madaxweyne Siilaanyo xilkaa u magcaabay dhowaan, ayaa xilkii kala wareegay Wasiirkii hore Abiib Diiriye Nuur (Abiib Tmacade) oo isagu iska casilay xilka todobaadkan. Sidoo kale waxa

Dhiga koofiyadaha, Cumaadaha iyo Bakooraddaha

Dhiga koofiyadaha, Cumaadaha iyo Bakooraddaha W/Q: Rashiid Sulub Caalin Marka hore waxaan halkan uga ducaynayaa, una soo jeedinayaa inay u duceeyaan bulshada reer Somaliland Sheekha caanka ah ee sheekh Aadan X. Maxamuud Xiiray (Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn

Waa yaab: Goormaa Wadaadka laga Faquuqay Siyaasada?

Waxa Diyaariyey Cabdilahi Beershiya Qorayaal iyo siyaasiyiin tiro badan ayaad qoraaladooda amma hadaladooda ka dhadhasan kartaa iyaga oo duraya dadka wadaadada ah, una muujinaya niyad-xumo ka werwersan in wadaadadu ka qaybqaataan siyaasadda iyo hoggaaminta ummadda. Ma aha wax lala yaabo

Somaliland Oo Sheegtay In Ay Ka Baxday Wadahadaladii U Dhexeeyay Somalia

Hargeysa(ANN) Waftiga dhinaca Somaliland uga qaybgelayay wadahadaladii burburay ee dalka Turkiga oo u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia, ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, iyadoo si balaadhan loogu soo dhaweeyey Madaarka Cigaal International Airport ee Magaalada Hargeysa. Xubno ka mid

Jiihadi John: Ninka Gawraca Dadka U Qaabilsan Daacish Iyo Asbaabaha Ku Kallifay inuu Dhiigga Xallaashado

Qormadii Sadexaad Turjumaddii: Ibraahim Khadar Siciid Aabbaha dhalay oo 51 jir ah ayaa booliska u sheegay in ay khaldameen oo uu wiilkiisa ku ogyahay dalka Turkiga oo uu halkaas ka caawinayo qaxoontiga Suuriya, iyagoo qoyskoodu diiday inuu yahay ninka ISIS

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 26aad

Abu Ali al-Hussain Ibn Sina (980-1037 C.E.) Abu Cali Al Xuseen Ibn Cabdallah Ibn Sina waxa uu dhashay sannadkii 980kii, waxaannu ku dhashay magaalada Afshana oo u dhaw degaanka Bukhara. Waxa uu tacliintiisa bilawga ah ku qaatay degaanka Bukhara, markii