Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Maalinta Haweenka Aduunka 8 March: Haweenka ugu Saamaynta iyo Awoodda Badan Adduunka 2015

Hargeysa(ANN/Forbes)Wargeyska Forbes oo ka faallooda arrimaha ganacsiga, ayaa daabacay 100 haween ee ugu saamaynta badan adduunka, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, fanka iyo aqoonta. Haddaba, dumarkan adduunka ugu saamaynta badan waxa aynu ka soo qaadan doona 10 qof ee ugu

Somaliland oo Qaaday Talaabo Miiska Wadahadalka ku soo Celin Karta Dawaladda Muqdisho. WQ: Maxamed Cabdalle Cilmi

Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya waa arrin u baahan in waqti la siiyo, degdeguna sidiidsaba khayr ma leh, wadahadalkuna macnaha looga jeedo waa hab iyo hannaan ay dadku ku hagaajiyaan farqiga u dhexeeya, iyadoo loo adeegsanayo gor-gortan ama heshiis la gaadho.

Xildhibaan Ku Geeriyooday Hargeysa Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay

Hargeysa(ANN)Alla ha u naxariistee waxa manta ku geeriyooday Magaalada Haregysa Marxuum Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale oo ka tirsnaa xubnaha golaha wakiilada, isla markaana ka mid ahaa xubnihii xisbiga UCID uga soo baxay Caynabo doorashadii golaha wakiilada ee 2005. Marxuumka, ayaa

Fadhiid-Nimada Xafiiska Hanti-Dhawrku Waa Ka Qayb Baalasha Musuq-Maasuqa: By, Farduus Xasan Cabdi

Hufnaanta xisaabaadka iyo hab-dhaqanka maamul, hadii ay tahay mid dawladeed iyo hadii ay tahay meel gaar loo leeyahayba waxa weeye hal-beeg u taagan hubinta hanaanka la isticmaalay si loo ogaado saxa iyo gurac iyo inuu hanaanka maamul u shaqeeyey sidii

Daawo Munaasibada Uu Xilka Ku Wareejiyay Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale

Hargeysa(ANN)Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo xilka ku wareejiyay munaasibad si weyn loo abaabulay oo ay xilka kula wareegtay Wasiirka cusub ee Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan oo hore u ahayd wasiirka wasaradda Waxbarashada, isla markaana Madaxweyne

Warkii Bulsho TV Halkan Ka Daawo

Hargeysa(ANN)Wararkii Telefishanka Madaxa banaan ee Bulsho Tv oo xaruntiisu tahay Magaalada Hargeysa ka daawo halkan, iyagoo  dhamaystiran oo muuqaal ah,       Riix halkan Araweelo News Network Somaliland Office Email info@araweelonews.com Jaamac132@gmail.com Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews Post Views:

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sameeyay Magcabis Masuuliyiin Iyo Xeer Lagu Maamulayo Hay’ad Cusub

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa magcaabay masuuliyiin cusub, isala markaana sameeyay Hay’ad cusub oo la raaciyay xeerkii lagu maamuli lahaa. Qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtooyada Somaliland maanta oo uu ku saxeexnaa Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada Somaliland

Garsoore Diiday Dhegaysiga Dacwad Lagu Oogay Haweenay Xijaaban

Quebec(ANN/CBC News)Haweenay Garsoore ka ah dalka Kanada ee waqooyiga Ameerika, ayaa diiday in ay dhegaysato dacwad ay damacsanayd in ay u gudbiso gabadh muslimad ah oo xidhan xijaab. Gabadhan Garsooraha ka ah Maxkamad ku taal magaalada Montreal ee dalka Canada,

Milixda Oo La Ogaaday Inay Maqaarka ka Ilaaliso Jeermiska Oo Xoojiso Hab-dhiska Difaaca Cudurrada

Quudashada milixda aadka u badan oo hore loo sheegay in ay sababto dhiig kar, wadno xannuun iyo kansarka caloosha ku dhaca, ayaa hadda cilmi-badhayaal u dhashay dalka Jarmalku sheegeen in ay difaac wanaagsan u noqoto maqaarka, isla markaana ay xoojiso