Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Hargeysa: Maayirka Oo Digniino U Kala Diray Dad Lacag Kaga Urursada Qurbaha Dhismaha Waddooyinka Caasimadda Somaliland Iyo Golaha Deegaanka Balli-gubadle

Hargeysa (ANN) Maayarka caasimadda Somaliland ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco) iyo xildhibaanno ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa, ayaa digniino u kala diray dad ay sheegeen inay qurbaha kaga urursadaan lacago dhismaha waddooyinka caasimadda iyo golaha deegaanka Balli-gubadle oo digniin

Xeer-ilaalinta Somalia Oo ka Hadashay Xadhiga Saraakiil Loo Qabtay Qarax Loo Qorsheeyay Madaxweynaha Turkiga

Mogadishu(ANN)ku xiggeenka xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka Somalia Axmed Cali Abukar, ayaa ka hadlay xadhiga ilaa 11 sarkaal too loo qabtay qarax la doonayay in lagu waxyeeleeyo Madaxweynaha Dalka Turkiga oo dhowaan booqasho ku tegey magaalada muqdisho ee xarunta Somali, balse

US. Supreme Court Declines to Hear Ex-Somali Official’s Case

Washington(ANN/AP)The Supreme Court has rejected an appeal from a former top official in Somalia who was ordered to pay $21 million to Somali victims of human-rights abuses. The justices did not comment Monday in letting stand lower court rulings against

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Daaha Ka Fayday Muddo Kordhinta Xukuumadda Iyo Wakiiladda

Hargeysa(ANN)Kumishinka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey xilliga ay bilaabi doonaan diiwaangelinta codbixiyayaasha iyo mudada ay ku dhamaystirayaan hawlaha qabyada ka ah sidii loo qaban lahaa doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka oo ay bilaabayaan dabayaaqada July 2015,

Diyaaraddii U Horaysay Ee Ilayska Cadceedda Ku Shaqaysa Oo Daafaha Dinida Isaga Gudbay

Abu Dhabi(ANN)Diyaaraddii ku shaqaysa Ilayska Cadceedda ee Qoraxda, ayaa ka duushay garoon ku yaala magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, taas oo lagu magacaabo Solar Impulse-2. Diyaaradda oo hal kursi oo keliya leh, ayaa baallasheeda lagu xidhay qalab

Daawo Warkii Telefishanka Bulsho TV

Hargeysa(ANN)Wararka Telefishanka Madaxa banaan ee Bulsho TV oo xaruntiisu tahay Magaalada Hargeysa ka daawo halkan   Riix halkan Araweelo News Network Somaliland Office Email info@araweelonews.com Jaamac132@gmail.com Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews Post Views: 232

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 28aad

Omar Al-Khayyam (1044-1123 C.E.) Ghiyath al Din Abul Fateh Omar Ibn Ibraahim Al Khayyam, waxa uu ku dhashay magaalada Nishapur oo ah magaalo madaxda Gobolka Khurasan la odhan jiray, waxayna taariikhyahannadu sheegaan in khabiirkani dhashay sannadkii 1044-kii. Wuxuu ahaa khabiir

Cilmi-badhayaal Ogaaday 16-kun oo Sannadood Ka Hor Dadkii u Horreeyey Ee Ku Nollaa Qaaradda Ameerika

Khubaro aqoon dheer u leh cilmiga barashada bani’aadamka, dabeecadahooda hore iyo dhaqanka oo helay dhagax ka mid ah kuwii ay wax ku cuni jireen dad degeena dhulka Oregon ee dalka Maraykanka, ayaa ku dooday in galbeedka Maraykanka ay dad  ku

Dawladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Mustaqbalka Wadahadalka U Dhexeeyay Somaliland Ee Burburay

Muqdisho (ANN)Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa caddaysay mawqifkeeda dhabta ah iyo qorshaha mustaqbalka wadahadaladii u dhexeeyay Somaliland ee burburay toddobaadkii hore kadib markii lagu kala kacay shirkii ugu danbeeyay ee ergada labada dal oo la filayay inuu ka dhaco Turkiga. Dawladda

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Oo Ka Qaybgelaya Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Carabta Iyo Qodobada Lagaga Hadlayo

Cairo(ANN)Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdisalan Hadliye Cumar ayaa maanta gaadhay Magaalada Cairo ee caasimadda dalka Masar , halkaas oo lagu wado in maalinta Isniinta 9 March uu ka furmo shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda