Arraale Jama
Amiirka ugu Taajirsan Sucuudiga oo Mag ka Bixiyey Nin Xukun Dil ah Lagu Fulinayey
Riyad(ANN)Amiir Al-waleed Bin Dalal Al Sacud oo ah ninka ugu taajirsan dalka Sucuudiga, isla markaana ka mid ah shaqsiyadka ugu lacagta baddan aduunka oo iska leh shirkado waaweyn oo dunida laga yaqaan, kuwaas oo ay ka mid yihiin KHC (Kingdom Holding
Saamaynta Uu Bulshada Ku Yeeshay Barnaamij Uu Bilaabay Telefishanka Qaranka Somaliland
Waxyaabaha xiisaha leh ee ka soo baxay barmaamijka bandhig-hibeedka Iyo dhacdooyinka yaabka alahaa ee lagu oggaaday Hargeysa (ANN)Warbixin Wargeyska Jamhuuriya oo ah maalinle kasoo baxa magaalada hargeysa oo toos ula socday Barnaamijka ka diyaariyay oo shebekada Araweelonews.com soo xiganay, ayaa
Dawlada Finland Oo Sheegtay inay Somaliland ka Caawinayaan Adeegyada Dhinaca Caafimaadka
Hargeysa (ANN) Dawlada Finland, ayaa sheegtay inay Somaliland ka caawinayaan addeegyada dhinaca Caafimaadka. Sidaana waxa shaaca ka qaaday Sofie From-Emmesberg oo ah Haweenay Safiir uga ah dalka Finland Nairobi oo booqasho ku timi Somaliland. Safiirka dalka Finland u fadhida magaalada
Dawlada Iran oo Xabsiga Dhigtay Haweenay 10 Nin ku Guursatay Wax ka yar 2 Sanno Gudahood
Tehran(ANN)Gabadh dhallinyaro ah oo u dhalatay dalka Iran, ayaa lagu eedeeyey in ay laba sannadood wax ka yar gudahod 10 nin ku guursatay, iskana furtay, iyadoo hadda lagu xukumay in ay khiyaamo ku kacday sida warbaahinta qaranka Iran soo tebisay.
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Haweenay Safiir Ku Xigeen Dawlada Britain U Magcawday Safaaradeeda Ethiopia
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador. Cat Evans oo ah haweenay safiir ku xigeen cusub oo dawlada ingiriisku dhowaan u magcawday safaarada ay ku leedahay xarunta dalka Ethiopia ee Adis-ababa.
Cilmi-badhayaal Ogaaday 16-kun oo Sannadood Ka Hor Dadkii u Horreeyey Ee Ku Nollaa Qaaradda Ameerika. Q.2aad
Khubaro cilmiga barashada bani’aadamka, dabeecadahooda hore iyo dhaqanka oo helay dhagax ka mid ah kuwii ay wax ku cuni jireen dad degeena dhulka Oregon ee dalka Maraykanka, ayaa ku dooday in galbeedka Maraykanka ay ku noolaayeen 16,000 sanno ka hor
Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Magcaabay Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargeysa
Hargeysa (ANN) Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa u magacaabay Mr. Ibraahim Axmed Raabbi. Sidaana waxa lagu shaaciyay Digreeto kasoo baxday maanta xafiiska Wasiirka Arrimaha guddaha Somaliland. Qoraalka digreetada ah
Maxkamadda Sare ee Maraykanka Oo Gaashaanka Ku Dhifatay Ambiil La Doonayay In Lagu Hakiyo Dacwadaha Xasuuqii Somaliland Ee Hore Loogu Xukumay Jeneraal Cali Samatar
Washington (ANN|Reuters)Maxkamadda Sare ee dalka Mareykanka, ayaa diidday in la joojiyo kiiska dacwad ka dhan ah madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya, Jeneraal Maxamed Cali Samatar Isniintii xalay, taasoo ay u gudbiyeen dad u dhashay Somaliland oo sheegay inuu ka dambeeyey xad-gudubyo
Qalalaasaha Yaman, Somaliland Shar iyo Khayr Maxaa ka soo Gaadhi Kara.By. Cabdiraxmaan Cadami
Yaman waxay ku taala buqcad ka mid ah meelaha ugu istaraatijisan bariga dhexe, waxay xuduud la leedahay dalalka Cuman iyo Boqortooyada Sucuudiga oo soo saara shidaalka ugu badan dunida iyo kaydka ugu badan ee ku duugan dhulka hoostiisa inta la
Madasha: Preachers of doom and damnation. By Amran Aideed
In mid-2013, a group of ex-fighters, failed politicians and members who have come from a Diaspora that did not accept them, formed what they then called the “Correction and Salvation Council”. The organization, right from the start, made it clear