Arraale Jama
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 30aad
Abu Hamid Al-Ghazali (1058-1128 C.E.) Abu Hamid Ibn Muhammad Ibn Muhammad al Tusi Al Shafi’I Al Ghazali waxa uu magaalada Khorasan ee dalka Iran ku dhashay sandakii 1058kii. Waxa uu aabbihii geeriyooday isagoo aad u yar, balse wuxuu helay fursad
Boqorada Gabowday Ee Queen Elizabeth II Oo Qaabishay Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Somaliland
London(ANN)Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Xasan Axmed Aadan ayaa kulan la yeeshay Boqorradda Ingiriiska Queen Elizabeth II, kaddib booqasho uu muddo ku joogay dalka Uk usbuucii ina dhaafay oo uu shalay ka soo laabtay. Waa masuulkii u horeeyay ee
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 29aad
Noloshii Adkayn ee Aqoon Raadinka Al-Khayyam Khayyam waxa uu cilmiga falsafada ku bartay degaanka Naishapur waxa lagu xasuusta mid ka mid ah ardaydiisii aadka u taageeri jirtay uu ka qoray inuu ahaa; ‘Nin hibo loo siiyey maskax aad u furan
Shiinaha: Ninka Uga Ballaadhnaa Oo Miisaankiisa Jidhkiisa Dhimay Rubuc Ka Mid ah Shan Sanadood Kadib
Shanghai(ANN)Ninka ugu buuran dalka Shiinaha oo 225 kg (35 stone) miisaankiisu ahaa, ayaa muddo 5 sannadood ah ay ku qaadatay inuu rubuc ka mid ah miisaanka jidhkiisa iska rido, waxaannu waqtigan hoos ugu soo dhacay 146.4 kg (23 Stone). Liang
Dhacdo Xiiso Leh: Sac Laba Madax Leh Oo Madaxyadiisa Midba Gaar Loo Iibiyay
Queensland(ANN)Sac laba madax leh oo laga leeyahay magaalada Queensland ee dalka Australia, ayaa xaraashkiisa loo qabtay xaflad laga yaabay, kaasoo lagu kala iibsaday madaxii kaliyaba lacag dhan $268.5, taasoo qiimaha lagu kala iibsaday ka dhigaysa $537. Sacan oo laba weji
Su’aalaha Laga Weydiiyay Qaabka Loo Maamulay Mashaariic Mad-madaw Baddan Dhaliyay Wasiiro Somaliland Ah Oo Dalka Kenya Dublamasiyiin Iyo Hay’addo Caalami Ah Kulamo Kula Yeeshay
Nairobi(ANN)wasiirka arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo hoggaaminaya wefdi koox Wasiiro Somaliland ah oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa sheegay inay la kulmeen 33 hay’adood oo isugu jira Safaarado dalalka shisheeye ku leeyihiin Nairobi iyo
Boorama: Maamulka Gobolka Iyo Odayaasha Dhaqanka Oo Kulan Is-faham Ah Ka Gaadhay Fallaagada Suldaan Wabar
Boorama(ANN) Maamulka gobolka Awdal iyo madaxdhaqameedka gobolka, ayaa ka wadahadlay waxa laga yeelayo kooxda suldaanka nabad-diidka Suldaan Wabar la galay buuraha ku yaal xuduudka Somaliland iyo Itoobiya. Kulan uu soo abaabulay maamulka Gobolka Awdal, kaas ay ka qaybgaleen salaadiinta, cushaaqa,
KULMIYE Iyo Xukuumaddiisa Oo Dhoollatus Mucaaradka Loogu Quus-goynayo Isugu Habar Wacday Daawo Muuqaalka Dadka Xusuusiyay Maalmihii Saarka Ee Xilligii Mucaaradka
Hargeysa(ANN)Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye iyo xukuumaddiisa, ayaa sameeyay dhoollatus balaadhan oo loogu quus-goynayo mucaaradka oo maalmihii u danbeeyay dhawaaqyo hanjabaad ahi kasoo yeedhayeen. Munaasabad Xisbiga Kulmiye oo ahayd mid balaadhan oo muuqaalkeedu dadka xusuusiyay maalmihii saarka Kulmiye dadka wada
Afhayeenkii Ciidanka Booliska Somaliland Oo Geeriyooday Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Geerida Gashaanle Cabdillaahi Xasan
Hargeysa(ANN) Afhayeenkii Ciidanka Booliska Somaliland iyo xidhiidhka Hay’addaha Gashaanle Cabdillaahi Xasan Faarax, ayaa ku geeriyooday Cusbitaalka Guud ee Hargeysa saaka waaberigii, kadib markii uu maalmihii u danbeeyay u jiifay xanuun uu muddooyinkan la daallaa dhacayay marxuumku. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane,
Weerar Iyo Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Mogadishu(ANN)Koox dablay ah ayaa weerar iyo qarax is wata ku qaaday Huteelka Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho, weerarka iyo qaraxa oo ahaa mid gaadhi loo adeegsaday, isla markaana la doonayay in caawa laga fuliyo hotelka, balse waxa arkay Ilaalada Huteelka