Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Somaliland:Our Country peace full and prosperous back bone of democracy and good Governance: By. Mahamad Abdi Duale

It is a beacon of stability in the Horn of Africa, with a constitution, free elections and economic growth. After a brutal war of secession and the fall of the dictator Siad Barre, when Somaliland declared independence from Somalia in

Mashuuraca Sanduuqa Horumarinta Deqaaha Somaliland Oo Galaaftay Is Bedeladii U Danbeeyay Ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Warbixin Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Digreetooyin is daba socday maalmihii u danbeeyay xiliyo habeeno kala duwan kasoo baxayay, xafiiska Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxaxmuud (Siilaanyo), isla markaana xanbaarsanaa xil ka qaadis, isku shaandhayn iyo magcaabis, ayaa sababtay inay shaashada ka baxaan

Wareegto Madaxweynaha Somalia Soo Saaray Oo Dhalisay Muran Shraci Iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ku Tilmamay Mid Aan Sharci Ahayn

Mogadishu(ANN)Wareegto Madaxweynaha Somalia Xasan soo saaray oo lagu kala diray Golihii Addeega Garsoorka, ayaa abuurtay muran dhinaca sharciga ah. Kadib markii Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Soomaaliya Garyaqaan Ceydiid Ilka Xanaf ku tilmaamay wareegtada Madaxweynaha mid aan sharciga waafaqsanayn. Garyaqaan

Dardaarankii Sheekh Dirir iyo Taladii Toosneyd ee Alle (SWT) i waafajiyey Maalin la Taagnaa Carrafa

W/Q: Rashiid Sulub Caalin Waxa jiray sida dadweynaha muslimka ah ay igala mid yihiin, in la hawaysto in la tago xajka intii aan hore u gudan waajibaadkaas. Aniga dhowr sannadood ayuu i dhaafay xajku oo aan qalbiga ku qabtay in

Fayraska Khilaaf-dhaliyaha ah ee ku Jira Dastuurka Somaliland!

Faallo: Tifaftiraha Jamhuuriya, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Sida culimada caafimaadku tilmaameen fayrasku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha dhaliya cudurrada inta badan aan daawada lahayn, halka bagteeriyaduna ka tahay xannuun-dhaliye laga bogsan karo, inkastoo cudur kastaaba yahay mid ku yimaad

Daawo Warkii Telefishanka Bulsho TV

Hargeysa(ANN)Wararka Telefishanka Madaxa banaan ee Bulsho TV oo xaruntiisu tahay Magaalada Hargeysa ka daawo halkan             Riix halkan News Network Somaliland Office Email info@araweelonews.com Jaamac132@gmail.com Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews Post Views: 272

Investigation On Somaliland Development Fund. Party two

Hargeisa(Araweelo News Network)Somaliland Development Fund (SDF) is a special 60 Million Dollar fund donated to Somaliland by the governments of UK and Denmark to be used in the next 5 years for development projects in line with the priorities of

Facebook oo Laga Saarayo Calaamad Buurnida Tilmaanta

Shirkadda Facebook, ayaa barteeda dadku ku kulmaan (facebook) ka saaraysa calaamad muujisa marka qofku buurto (Feeling Fat) oo kartoon ah, kadib markii 16 kun qof saxeexeen ogolaanshaha in laga saaro. Koox ololahan qaaday, ayaa sheegtay in calamadan sii dhiirigelinayso dadka

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Baanka Dhexe Iyo Masuuliyiin Kale kadibna Magcaabay Wasiiro, Wasiir Dawlayaal Iyo Masuuliyiin Cusub

Haregysa(ANN)Qoraal kasoo baxay caawa Qasriga Madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Guddoomiyihii Bangiga Dhexe ee Somaliland iyo masuuliyiin kale, iyadoo isla markaana la magcabay wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, wasiir dawlayaal iyo masuuliyiin kale. Qoraal saxaafadeedka ayaa u qornaa