Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Hawlgal Ciidamo Ethiopian Ah Ka Fulinayeen Buuhoodle Oo Fashilmay

Buuhoodle(ANN)Hawlagal Ciidamo Ethiopian ah oo kasoo gudbay xuduuda Somaliland la wadeegto Ethiopia ee dhinaca magaalada Buuhoodle, ayaa fashilmay. Kadib markii hawlgalkaa oo sida ay warar ka imanaya deegaanku sheegayaan la doonayay in lagu qabto macalin Milcaamad deegaanka Buuhoodle ah ka

Maamulka Puntland Oo Toogasho Ku Fuliyay Sadex Nin Oo Lagu Eedeeyay Al-shabaab

Garoowe(ANN)Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamul goboleedka Somalia ee Puntland Xasan Cismaan Aloore, ayaa cadeeyay inay fuliyeen toogasho lagu fuliyay 3 nin oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta Somalia. Mr. Xasan Cismaan Aloore, waxa sidaa ka shaagay

Boqoradda Britain Oo Haweenay U Magcawday Safiirka UK Ee Somalia

London(ANN)Boqoradda Dalka Britain Queen Elizabth ayaa safiir cusub u magacowday Soomaaliya. Kadib markii la bedelay safiirkii hore ee Britain u joogay Somalia Ambassador. Niel Wigan. Ambassadorka cusub ee Boqoradda Britain u magcawday Somalia, ayaa ah haweenay lagu magcaabo Harriet Mathews

Eight myths and facts about the turbulent US-Zim relationship: Why Mugabe is eating cake

The rhetoric continues to fly between Washington and Harare, but it is not always what it seems. JUST over a week ago the United States extended sanctions targeted at “certain members certain members of the Government of Zimbabwe and other

‘Protests spread in UK migrant detention centers’

London(ANN/Presstv)A new report says that protests and hunger strikes at migrant detention centers in the UK are spreading. Some 300 detainees at the Harmondsworth immigrant removal center near London have launched a hunger strike to protest the conditions there. Now

Maayarkii Gebilay Ma Madaxweynahaa Xilka Ka Qaaday Oo Golihiisa Wasiirada Ku Daray. By, Maadhiin Tayuub

Maaha wax lala yaabo in Madaxweynuhu inuu xukuumadiisa ku sameeyo isku shaandhayn iyo xil ka qaadis, waxay ahayd wax iska caadiya in saqdii dhexe xafiiska Madaxwaynaha ay kasoo baxdo xilka qàadis iyo magacabis, waxay ka mid tahay wajibadka Madaxweynaha iyo

Daawo Warkii Telefishanka Bulsho TV

Hargeysa(ANN) 16 March 2015 – Isniin Wararka Telefishanka Madaxa banaan ee Bulsho TV oo xaruntiisu tahay Magaalada Hargeysa ka daawo halkan. Riix halkan Araweelo News Network Somaliland Office Email info@araweelonews.com Jaamac132@gmail.com Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews Post Views: 224

Sida Jacaylku u Saameeyo Maskaxda Aadamaha

Shanghai(ANN)Saynisyahanno u dhashay dalka Shiinaha, ayaa cilmi-baadhis ku sameeyey sida jacaylku u saameeyo maskaxda qofka, waxaanay sheegeen in dadka jacaylku hayaa qaybo badan oo maskaxda ka mid ah aad u shaqeeyaan, marka loo eego qofka aan wax jeclaan amma jacayl

Haweenayda Loo Aqoonsaday Inay Tahay Qofka Adduunka Ugu Foosha Xun

Texas(ANN)Fool-xumada iyo quruxduba waxay ka mid yihiin abuurta Ilaahay (SWT), iyadoo dhinaca kalena eebbe ku sheegay qur’aanka karriimka ah in bani’aadamku yahay ka loo abuuray sida ugu quruxda badan. Hasayeeshee, haweenay u dhalatay dalka Maraykanka oo la yidhaa Lizzie Velasquez,

Rag ishaya Eraybaa Loo Ritaa, Reer Deggayana Tisbaa Loo Ritaa: By, Xasan Suudi Xirsi

Maqaalkan waxaynu kaga hadlaynaa jawiga siyaasiga ah ee maanta taagan Somaliland , taasoo ubaahan marka laga reebo kooxaha ku hirdanaaya , gool dhalinta siyaasada ee madaxtooyada kaasoo aad usoo dhawaaday wakhtigii loo qabtay doorashada isla markaasna ay hadheeyeen dib udhac