Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Arraale Jama

Total 644 Posts
Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Yemen: Shiicada Oo Qabsatay Magaalada Sadexaad Ee Istiraatiijiga Ah Digniin Qaramada Midoobay Kasoo saartay Iy Mudaharaadyo Khasaare Dhaliyay

Wararkii U Danbeeyay ee Yemen Oo Dagaal Sokeeye Kisii Siqay Taiz(ANN)Malayshiyada shiicada ee Xuutiyiinta, ayaa gebi ahaanba la wareegay gacan ku haynta magaalada Istiraatiijiga ah ee Tai zoo qiyaastii 390km kaga beegan dhinaca Koonfurta Sanca. Malayshiyada Xuutiyiinta, ayaa saacadihii lasoo

Mustaqbalka Qadiyada Somaliland Oo Lagaga Hadlay Baarlamaanka Britain Daawo

London(ANN)Kulan lagaga hadlay qadiyada Somaliland, ayaa lagu qabtay dhismaha Baarlamaanka Britain ee magaalada London, waxaana kulankaa oo ahaa mid muhiim ah ka qeybgalay Xildhibaano ka tirsan Baarlamanaka UK iyo xubno ka mida Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan cariga Ingiriiska. Xubnaha

Hay’ad Caalami Ah Oo Ka Digtay In 28 Dal oo Somaliya ku Jirto Ka Dilaaco Cudurka Ebola Ee Halista Ah

Liberia (ANN)Warbixin digniin ah oo la xidhiidha kahatarta cudurka Ebola, ayaa si cad u sheegtay in laga cabsiqabo in 28 dal oo Somaliya ku jiro uu ka dilaaco cudurkaa oo dalalka galbeedka Afrika aafeeyay tan iyo badhtamihii sanadkii hore. Hay’adda

Prof. Gees oo Sheegay in Somaliland ku Fashilantay inay Buuxiso Afar Qodob oo Lagu Qiimeeyo Dalalka Afrika

Hargeysa (ANN)Prof. Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka ah ee reer Somaliland, ayaa sheegay in dalka Jamhuuriyadda Somaliland buuxin waayey afar qodob oo Hay’ad caalami ah ku qiimayso dalalka Afrika oo ay abaalmarino siiso madaxtooda xilka ku

Qormo Xiiso Badan: Busaaraddii oo Kabo ay Tolatay Gashatay Suxulada oo Dadweynaha Eryanaysa Suuqa

W/Q:Rashiid Sulub Caalin Odhaahda aan cinwaanka uga dhigay maqaalkan waxay afkiisa ka soo baxday nin jaa-jaale ahaa, dadkana ka qoslin jiray oo makhaayadaha lagu shaaheeyo Hargeysa ku wareegi jiray, odhaahdaasoo macnaha ay wadato la iska wada fahmayo, waxase inkaari ka

Diyaaradaha Dagaalka Yemen Oo Weeraray Guriga Madaxweynahii Xukunka Laga Tuuray

Aden(ANN)Diyaaradaha Dagaalka ee Yemen oo kasoo duulay dhinaca Woqooyiga ee Caasimada Sanca, ayaa weerar ku qaaday guriga uu deganyahay Madaxweynihii xukunka laga tuuray Abdrabbuh Mansour Hadi ee magaalada Cadan ee dhinaca Koonfurta.Dhismaha uu deganyahay Madaxweynihii hore Abdrabbuh Mansour oo lagu

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo La Kulmay Wakiilo Ka Socda Hay’addo Caalami Ah

Hargeysa(ANN)Wasiirka Warfàafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiskiisa 17 xubnood oo ka soda Hay’addo caalami ah.  Kulankàa too ay wasiirka ku wehelisay wasiir ku xigèenka warfàafinta Marwo Shukri Xariir ayaa lagaga had lay arrimo baddan.

Qarax Ka Dhacay Duleedka Mandheera Ee Xadka Kenya

Mandheera(ANN)Qarax Miino ah, ayaa ka dhacay marin laga tallaabo xadka u dhexeeya Somalia iyo Kenya, gaar ahaan duleedka Mandheera ee gobolka Soomaalida NFD. Qaraxaa oo ahaa mid Miino ah, ayaa dhacay maanta, waxayna wararka ka imanaya deegaankaa sheegayaan in lagu

Go’aan Maxkamadeed Oo Dil Lagu Xukumay Hoogaamiyihii Ururka ikhwaanka Ee Masar Oo Loo Gudbiyay Mufdiga Dalka

Cairo(ANN)Maxkamad Milateri oo ku taal dalka Masar, ayaa xukun del-delaad ah ku riday Hoggaamiyihii Ururka Ikhwaan Muslimiin ee dalka laga mamnuucay Maxamad Badiic. Kadib markii uu xukun Milateri awooda kula wareegay 3 July 2013, Marshal Abdel Fattah Alsisi, isla markaana

Daawo Warkii Telefishanka Bulsho TV

Hargeysa(ANN) 17 March 2015 – Isniin Wararka Telefishanka Madaxa banaan ee Bulsho TV oo xaruntiisu tahay Magaalada Hargeysa ka daawo halkan. Riix halkan. Araweelo News Network Somaliland Office Email info@araweelonews.com Jaamac132@gmail.com Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews Post Views: 294