Arraale Jama
Yemen’s home grown anti-war movement
San,a(ANN)as fighting continues across Yemen and the situation becomes increasingly desperate for civilians trapped near the front lines, a group of activists are pinning their hopes on a social media campaign. It’s a small but growing movement online – Yemenis
Madaxweyne Siilaanyo Oo Cayimay Xiliga Dalka Laga Bilaabayo Diiwaangelinta Codbixiyayaasha
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadiisu tahayJSL/M/XERM/249-3164/042015 ku go’aamiyey in Diiwaangelinta Cod-bixiyayaashu ka bilaabanto Gobollada Dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 18aad ee Wax-ka-beddelka
Boorama Gaadiid Dawladu Leedahay Oo Lala Baxsaday
Boorama(ANN)Qaar ka mid ah Gaadiidka dawlada ayàa Layla baxsaday magaalada Boorama we xarunta gobolka Awdal. Sidaana wax a shebekada wararka ee Araweelonews u xaqijiyay dad Kala duwan too ku sugan magàalada. Gaadiidkaa oo aan la ogayn tiradooda rasmiga ah, balse
Yemen conflict leaves nearby countries increasingly stretched as thousands flee
Hargeisa(ANN)People displaced by the civil war in Yemen are taking speedboats and ferries across the Gulf of Aden to reach neighbouring African countries where refugee camps are already stretched thin, raising fears that prolonged fighting could strain humanitarian resources. Clashes
Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqay in Lasoo Afjaro Dagaalka Yemen
New York (ANN)Xoghaya guud we Qaramada Midoobay Ban ki-moon, ayaa ku baaqay in lasoo afjaro dagaalka Yemen, island markaana dhinacyada ku dagaalamaya Yemen ay miiska wadahadalka isugu yimaadàan. ban kin-moon wuxu sheegay in aan dunidu doonayn inay dunidu daawato
Koox Hubaysan Oo La Wareegay Jaamacada Garisa Ee Kenya
nairobi(ANN)wararka ka imanaya dalka Kenya, ayaa sheegaya in Koox hubaysan saaka waaberigii la wareegtay Jaamacadda Gaarisa ee gobolka Soomaalidu degto. Gabadh Boolis ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters inay maqlayèen rasàasta, waxayna xaqijisay inay ugu yaraan dhinteen labs
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Guddoomiyaha Kulmiye Oo Ka Hadlay Geerida Prof. Maxamed Barkhad Miigane Oo Ka Mid Ahaa Golaha Wakiilada
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilanyo, ayaa ka hadlay geerida Prof. Maxamed Barkhad Miigane oo ahaa Aqoonyahan ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland oo 30/03/2015 ku geeriyooday Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Prof. Barkhad oo lagu naanaysi jiray (Xamaal), wuxuu xubnaha
Madaxweyne Siilaanyo Oo Labada Gole la kulmaya iyo Arrimaha Uu kaga Hadlayo
Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland ayaa saaka kulan la yeelanaya Labada file baarlamann’ waxaana la filayaa in Madaxweynuhu qudbad uu halkaa ka jeedinayo kusoo qaado arrimaha dib u dhaca doorashooyinka xaalada dalku marayo I yo arrimo kale. Post Views: 396
DAAWO: Golaha Deegaanka Weles- Cardiff ee Cariga Ingiriiska Oo Aqoonsaday Somaliland
Wales(ANN)Golaha Deegaanka Wales –Cardiff ee cariga Ingiriiska, ayaa aqoonsaday qadiyada madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland. Kadib dood ay ka yeesheen qadiyada aqoonsiga Somaliland oo la horgeeyay golaha deeegaanka. Kumanaan ka tirsan Jaaliyadda Somaliland ee daafaha caalamka iyo wefti balaadhan oo ka tirsan
Madaxweynihii Yemen OO U Boqoolay Sucuudiga Kadib Weeraro Duufaan Dhinaca Cirka Oo Lagaga Baaciyay Xuutiyiinta Iyo Hogaamiyaha Shiicada Oo Ka Hadlay Duulaanka Sucuudiga
Warbixin Wararkii u danbeeyay ee Yemen: By. Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Aden(ANN)Madaxweynihii Dalka Yemen Abdrabbo Mansour, ayaa u boqoolay dhinaca Dalka Sucuudiga kadib Weeraro dhinaca Cirka ah oo u muuqday duufaan oo xalay lagu