Arraale Jama
#Somalia:Dar-Daaranka Madaxweynaha Djibouti Ee Soomaalida Kadib Booqashadii Muqdisho
Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabagebeeyay booqasho labada maalmood ahayd oo uu ku tegey magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Dalka Djibouti oo maanta dalkiisa ku laabtay, ayaa xadhiga ka jaray ka hor intii aanu ka duulin Muqdosho dhismaha cusub
Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Kusoo Laabtay, Kana Hadlay Natiijada Socdaalkoodii Ethiopia
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo booqasho laba maalmood qaadatay ugu maqnaa dalka Ethiopia, ayaa maanta kusoo guryo noqday caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Madaxweyne Muuse Biixi iyo weftiga uu hoggaaminayo, ayaa markii ay soo
Somaliland: Madaxweynaha Iyo Weftigiisa Oo Xubno Wasiirada Dawladda Federaalka Ethiopia Ku Maamuuseen Kulan Hadhimo-Sharafeed Ah
Addis Ababa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo oo maalintii labaad ku sugan caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Ababa, waxa hadhimo-sharafeed ku casuumay wasiirrada wasaaradaha arrimaha dibadda iyo maaliyadda dalka Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu iyo Mudane. Axmed Shide. Madaxweynaha iyo
Sudan arrests opposition leaders in largest crackdown
Khartoum(ANN)-Sudanese security forces have detained nearly two dozen opposition leaders, who were on their way to deliver a petition to the presidential palace calling for President Omar al-Bashir to resign. Media reports said opposition leaders belonging to several political
Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Hadashay Qaabkii Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia U Qaabilay Madaxweynaha Iyo Wefdigiisa
Addis Ababa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka mahad celiyay sida ay dawladda Federaalka ah ee Ethiopia u qaabishay, kadib safar Madaxweynaha Somaliland iyo wefdi uu hoggaaminayaa ku tageen shalay magaalada Addis Ababa ee Caasimada Ethiopia. Qoraal Saxaafadeed kasoo
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Oo Ka Hadlay Booqasho Uu Ku Tegey Maxkamadda Dambiyada Caalamiga Ah Ee ICC
Hargeysa (ANN)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed oo toddobaadkii u dambeeyey safar shaqo ugu maqnaa dalka Holland ee qaaradda Yurub, ayaa booqday Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ICC (International Criminal Court) ee xarunteedu tahay magaalada
Xiisada Siyaasadeed Ee Madaxweyne Trump Iyo Xisbiga Dumuqraadiga Oo Si Gaar Ah U Saamaysay Ilhaan Cumar Oo Gabadh Soomaaliyeed Ah
Minnesota, US, (ANN)-Xildhibaan Ilhaan Cumar oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, isla markaana dhowaan ka mid noqotay mudanayaasha Golaha wakiiladda u metelaya Xisbiga Dumuqraadiga, ayaa jawaab ka bixisay baaq Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald John Trump usoo jeediyay oo ahaa inay
African Private Sector leaders take the lead to rewrite Africa’s healthcare narrative with support from African Heads of State
PRESS RELEASE GBCHealth, Aliko Dangote Foundation and ECA Collaborate on Inaugural Africa Business: Health Forum 2019 ADDIS ABABA, Ethiopia,(ANN)– GBCHealth (www.GBCHealth.org), Aliko Dangote Foundation (www.Dangote.com/foundation) and the UN Economic Commission for Africa (www.UNECA.org) jointly held the inaugural Africa Business: Health
Somaliland: Xukuumadda Oo Wada Qorshe U Gaar Ah Oo Xujaajtu Ku Geli Karaan Sucuudiga
Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed, ayaa ka hadlay qorsha Wasaaraddiisa ee sannadkan gudashada Waajibaadka Xajka iyo waxa ay xukuumad ahaan u qorsheeyeen qaabka ay Xujuujta Somaliland u gudanyaan cibaadada Xajka marka la gaadho. Sheekh, Khaliil
Worst of the Worst
Democracy in Retreat, The Report Freedom in the World 2019 Of the 50 Countries Designated as Not Free, the Fallowing 13 Have The Worst Aggregate Scores For Political Rights and Civil Liberties In 2018, Freedom in the World recorded