admin
Israel Miyay Ku Guulaystay Inay Disho Hoggaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar
#Araweelo News Network Qaza (ANN)- Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya in Israel ku guulaysatay dilka Hoggaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar, Ciidamada srael ayaa Khamiistii sheegay in ay baadhayaan in hoggaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar uu ku shahiiday weerar ka dhacay
Somaliland: Rabshaddaha Kasoo Baxay Dhaqdhaqaaqa Mucaaradka Iyo Muxaafidka Ee Axsaabta Oo Laga Soo Saaray Ganaax Iyo Digniino
#Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Guddida Anshaxa iyo Kormeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa jawaabo addag iyo ganaaxyo lacageed ka bixiyay rabshado gacan ka hadal oo ay ku kaceen taageerayaasha WADDANI iyo KULMIYE, kuwaas oo dhaqamo si weyn bulshadu uga jidhiidhicootay ku
Dagaalka Bariga Dhexe Oo Wiiqay Dhaqaalaha Aduunka Iyo Hoos U Dhaca Qiimaha Bariiska
Dalalka Khaliijka Ayaa Qayb Ka Ah Hoos U Dhaca Dhaqaale ee Saamaynta Dagaalka #Araweelo News Network India Bonbay (ANN)-Dagaalka Bariga dhexe ayaa saamayn ku yeeshay Badeecaddaha ganacsiga oo ay ku jiraan raashinka iyo alaabooyinka kale, iyadoo sidoo kale uu saamayeeyay
Siyaasi Cali Baashe Oo Lagu Dilay Duleedka Ceergaabo Iyo Doorkiisii Damminta Collaada
#Araweelo News Network Ceergaabo (ANN)- Siyaasi Cali Maxamuud Shire (Cali Baashe) oo ahaa siyaasi ganacsade ah, isla markaana ka mid ahaa haldoorka gobolka Sanaag ayaa maanta lagu dilay deegaanka Degmada Fiqi-fuliye oo qiyaastii 70km dhanka Koonfureed kaga beegan Magaalada
The recent statement by Ambassador Camey
The recent statement by Mr. Abdihakim Abdullahi Haji Camey #Araweelo News Network The recent statement by Mr. Abdihakim Abdullahi Haji Camey, the South African ambassador representing Villa Somalia, sheds light on the complex and unstable security situation in the Horn
The Horn Of Africa States: The Continuing Foreign Exchange Crisis
The Horn Of Africa States: The Continuing Foreign Exchange Crisis In Ethiopia – OpEd #Araweelo_News_Network. Earlier in the year and more specifically on July 28th July 2024, Ethiopia made a historic move. It introduced a new macroeconomic reform process, moving