admin
#Somaliland Guddoomiyaha UCID Faysal Oo Madaxweyne Biixi Usoo Jeediyay Inuu Qabto Doorashooyinka Si Dalka Loogu Soo Gaadho
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa usoo jeediyay Madaxweyne Biixi inuu dalka ka qabto doorashooyinka, isla markaana dadka mideeyo si dalka loogu soo gaadho, maadaama uu sheegay in xaallada ay Somaliland ku jirtaa tahay mid
#Laascaanood Garaaddada Oo Soo Saaray Go’aan Ka Cadhaysiiyay Puntland
#Araweelo_News_Network. Laascaanood (ANN)- Garaaddada Laascaanood, ayaa soo saaray go’aamo ka cadhaysiiyay maamul goboleedka Puntland ee Garoowe, kaas oo naawilayay innay Garaaddadu soo xulaan 17 xubnood oo u metela Baarlamaanka Maamulka oo la doonayay innay soo gudbiyaan. Hase yeeshee, khilaaf si
Gollaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay ayaa meel-mariyay qaraar ku saabsan Dagaalka Israa’iil iyo Xamaas,
Maraykanka iyo Ruushka Oo Ka Aamusay #Araweelo_News_Network. New York (ANN)-Xubnaha Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay qaraar ku baaqaya in la maro marinnada bini’aadantinimo ee Qaza, iyadoo intii lagu jiray kulan ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Oo Ruushka, iran iyo China Ku Tilmaamay Kuwo Ku Farxaya Guuldarada Washington
#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda Antony J. Blinken ayaa ku tilmaamay iskaashiga Maraykanka hantidiisa istaraatiijiyadeed ee ugu weyn. Blinken wuxuu sannadkan ku tilmaamay mid dhibaatooyin iyo masiibooyin baddan oo addag, sidaa awgeed ay dib u habayn ku sameeyeen siyaasadda
Israel Oo Dagaalka Xamaas Ku Khasbay Innay Dalbadaan Heshiis
#Araweelo_News_Network Tel Aviv (ANN)÷ Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa shir guddoominaya shirka gollaha wasiirrada ee Tel Aviv ayaa u muuqda inuu garwaaqsado guuldarada dagaalka socday muddo ka baddan saddex bilood oo Millateriga Israel dagaalka u dhexeeya Xamaas oo aa
Ruushka, North Korea iyo #China Oo Maraylanka iyo Xullufadiisa South Korea Ku Haddidaya Marrinka Murranka Oo Xiisad Collaadeed Ka Aloosantahay
#Araweelo_News_Network Qaraarada Gollaha Amaanka Oo Ku Burburay Gacanka Kuuriya Oo Quwaddaha Waaweyn Ku Hirdamayaan Iyo Walaaca Q.Midoobay New York (ANN)- Qaramada Midoobay, ayaa si wey.uga muujisay walaac xiisad sii kordhaysa oo u dhaxaysa Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka oo uu weheliyo
Markab Ganacsi Oo Laga Afduubay Badda Cas Ayaa Gaadhay Xeebbaha Soomaalida
#Araweelo_News_Network. London (ANN)-Markab ganacsi oo ay afduubteen kooxo aan la garanayn ayaa weli ku sugan xeebbaha Soomaaliya taas oo sare u qaadaysa cabsida laga qabo xasillooni darro hor leh oo soo waajahda maraakiibta caalamiga oo doonaya innay ka gudbaan Badda
#Israel, Qadar Iyo Maraykanka Oo Si Weyn Isugu Khilaafsan Heshiis Xamaas Lagu Siiyo Malaayiin Dollar
#Araweelo_News_Network. Qaza(ANN)-Dalalka Israel Maraykanka iyo Qadar, ayaa si weyn isugu khilaafay lacag malaayiin dollar ah oo dawladda Qadar siiso dagaalyahanka Xamaas ee xilligan dagaalka sida weyn u gilgilay dunidu u dhexeeyo Israel. Qorsha dhaqaallaha malaayiinka ah dawladda Qadar ku siinayso
#Somalia: Wasiirkii Arrimaha Dibadda Oo Xilka Iska Casilay
#Araweelo_News_Network. Muqdisho, Somalia (ANN)-Wasiirkii Arrimaha dibadda dawladda Federaalka ee Soomaaliya Abshir Haruuse ayaa si lama filaan ah u shaaciyay inuu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu kahayay xukuumadda Soomaaliya ee Madaxweyne Xasan Sheekh. Wasiir Abshir, wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu
#Ethiopia’s Enduring Quest for Access to the Red Sea – Historical Foundations, Geopolitical Strategies, and Regional Implications
#Araweelo_News_Network. Paper Title: Undying Ambition Ethiopia’s Enduring Quest for Access to the Sea – Historical Foundations, Geopolitical Strategies, and Regional Implications. by Gulaid Yusuf Idaan Senior Lecturer and Researcher. Abstract: This paper delves into Ethiopia’s enduring desire for