admin
Breaking News; The situation in Somalia – Security Council, 9551st meeting at the New York.
Breaking News, The situation in Somalia – Security Council, 9551st meeting at the New York. #Araweelo_News_Network New York (ANN)- The United Nations Security Council is debating the situation in Somalia as well as the issues of political tensions between the
#Somaliland; Maxaa Lagaga Hadlay Kulanka Labada Madaxweyne #Biixi Iyo #Rayaale Ee Xilligan
#Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo dhowaan dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne Biixi ayaa qaabilaada ka sokow wuxuu Madaxweynihii saddexaad ee Somaliland ku
Fostering Reciprocal Diplomacy: An In-depth Analysis of the Somaliland-Ethiopia Memorandum of Understanding
#Araweelo_News_Network. Fostering Reciprocal Diplomacy: An In-depth Analysis of the Somaliland-Ethiopia Memorandum of Understanding Written by Gulaid Yusuf Idaan Senior Lecturer and Researcher Introduction The relationship between Somaliland and Ethiopia is complex, encompassing historical, economic, and strategic dimensions. Historically, their ties can
Somaliland: Xildhibaanada Awdal Oo Sheegay Innay Qayb Ka Yihiin Ansixinta Xeerarka Doorashooyinka Oo Aannay U Baahnayn Kootada Ay Haweenka Somaliland Waayeen
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN) Xidhibaanada Awdal oo ay hoggaaminayaan Guddoomiye ku xigeenka labaad ee gollaha Wakiillada Cali Xaamud Jibriil iyo Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa ka hadlay doorka ay xildhibaanada labada Golle ee guurtida iyo wakiillada kaga jira Awdal ku lahaayeen ansixinta xeerarka
#Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Cod Xooggan Ku Ansixiyay Xeerarka Doorashooyinka
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Gollaha Wakiillada ayaa saaka fadhigii ay yeesheen ku meel mariyay xeerarka doorashooyinka ee murranka soo noq noqday ka taagnaa, kaddib markii gollaha Guurtidu sidan oo kale cod aqlabiyad sare oo xooggan ku ansixiyeen, iyadoo laga diuulayo heshiiska ay
#Maraykanka Iyo Xullufadiisa Oo Ka Walaacsan Horumarka Warshaddaha Hubka Ee Iran Oo Saamayn Ku Yeeshay Dunida
#Araweelo_News_Network. Maraykanka Iyo Xullufadiisa Oo Ka Walaacsan Horumarka Wershaddaha Hubka Ee Iran Oo Saamayn Ku Yeeshay Dunida Washington (ANN)-Mareykanka iyo xulafadiisa, ayaa si weyn uga walaacsan korodhka iyo horumarka ay xukuumadda Tehran samaysay sannadihii u danbeeyay dhinaca Warshaddaha hubka
Somaliland: Urging Diaspora Communities in the UK, Europe, North America and Australia to Exercise Their Rights to Vote
#Araweelo_News_Network. Press Release Urging Somaliland Diaspora Communities in the UK, Europe, North America and Australia to Exercise Their Rights to Vote The year 2024 has been marked by remarkable diplomatic achievements for the Republic of Somaliland, culminating in the adoption
#Iran Oo Ku Tilmaantay Guul #Burburinta Saladhig Ciidamada Cirka Ee #Israel
#Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)-Taliyaha guud ee ciidamada ilaalada Kacaanka Iran IRGC Hossein Salami ayaa ku faanay in lagu guuleestay in gantaalada riddada dheer laga soo rido markab dagaal markii ugu horeysay, kuwaas oo lagu burburiyay Saldhiga Ciidamada Cirka ee Israel leeyihiin.
#Somalia’s Denial Won’t Rewrite the Books: Somaliland Has Proven Itself a De Facto State Deserving Recognition
#Araweelo_News_Networ. Addis Ababa(ANN) -The separation between #Somaliland and the rest of #Somalia began during the colonial era, when Britain administered the territory as a protectorate separately from Italian-governed areas further south. ModermDiplolmacy,; BY Zelalem Tamir Image source: flickr/African