Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

admin

Total 11775 Posts
#Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/

Somaliland and UAE meetings Strengthening Military Ties Amid Regional Geopolitics

#Araweelo_News_Network   Abu Dhabi (ANN)-The Republic of Somaliland and the United Arab Emirates (UAE) are deepening their military and security cooperation, marking a significant shift in regional dynamics. The strengthening of this partnership comes as the UAE expands its strategic

Madaxweynaha Somaliland Oo Madaarka Boorama Iyo Mashaariic Uu Ku Fulinayo Balamihiisa Gobolka Bilaabay

Madaxweynaha Ayaa Shacabka Ugu Busheereeyay inuu Dalkiisa Imanayo Ugaas Doodi Oo Dibad-meer ahaa muddo dheer #Araweelo_News_Network Boorama (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ku gudo jira safarkiisa gobolka Awdal ayaa xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay magaalada Boorama

Somaliland’s Claim for Recognition: A Legal Precedent

AU’s Recognition Dilemma: Why Somaliland deserves its place among African states – with a case stronger than Western Sahara’s   #Araweelo_News_Network The African Union (AU) has consistently stood for self-determination, decolonization, and the inviolability of colonial borders. Yet it is

Socdaalka Madaxweynaha Somaliland Ee Awdal Oo Soo Jiitay Dareenka Iyo Shucuurta Bulshada Boorama

Madaxweynaha Somaliland Oo Bulshada Awdal Ugu Bushaareeyay Mashruuca Ugu ballaadhan Iyo Fulinta Balanqaadkii Ollolaha #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo safarkii u horeeyay ee guddaha dalka ugu baxay gobolka Awdal, marka laga reebo socdaalkii Baligubadle

Somaliland Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Dilalka Saraakiisha Iyo Mawqifka Xukuumaddiisa

#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo hoggaaminaya wefti ballaadhan oo safar shaqo ugu baxay saaka gobolka Awdal ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay deegaamada galbeedka Gebilay ilaa xarunta gobolka Awdal ee Boorama. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo subixii 

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Digay Dhibaatooyinka Qabyaalada Canaana Usoo Jeediyay Ganacstada Iyo Wasaaradda Warfaafinta

#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Maxamed Axmed Aw Cali, ayaa ka dayriyay xaaladda qabyaaladeed ee dalku marayo iyo weliba isticmaalka maandooriyaha, wuxuuna si addag uga hadlay dhibaatooyinka ka dhalan kara arrimahaa eee waxyeeli karta himilooyinka qaranimada Somaliland. Xuska maalinta lagu

Maamulaha Guud Ee Dahabshiil Group Oo Ka Qayb-galay Shir Caalamiya Oo Ka Dhacay Maraykanka

  Washington (ANN)- Maamulaha Guud ee shirkaddaha 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 Maxamed Siciid 𝐃𝐮caale, ayaa ka qeybgalay shirkii 27aad ee “𝐁𝐞𝐲𝐨𝐧𝐝 𝐁𝐨𝐫𝐝𝐞𝐫𝐬”, kaasi oo lagu qabtay 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐯𝐚𝐫𝐝 ee Dalka Maraykanka, Hurvad University  ayaa ka mid ah tobanka jaamacadood ee ugu

Maraykanka Oo Ciidamadiisa Kala.Baxaga Yurub

  #Araweelo_News_Network   Munich  (ANN)-Maraykanka ayaa ciidamadiisa kala baxaya 16 dal oo ku yaal Bariga Yurub, kuwaas oo dhammaantood ahaa kuwii ku biiray NATO, wixii ka danbeeyay 1990 . Dalalka Bariga Yurub ayaa dhammaantood hore uga tirsanaan jiray Warsaw Pact, kuwaas

Turkish Ambassador is officially accredited to Somalia, but Somaliland

#Araweelo_News_Network Turkey’s ambassador is officially accredited to Somalia, not Somaliland. If he visits Somaliland, he should do so either by obtaining a visa or through an official invitation, in accordance with Somaliland’s constitution. It is also crucial that President Abdirahman

Taliska Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Taliye Boolis Oo Lagu Dilay Hargeysa

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Taliska Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xaqiijiyay dilka Allah ha u  naxarisitee jMarxuum  Gaashaanle Cabdi Cali Nuur, oo ahaa Taliyihii Saldhiga Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa. Sarkaalka ayaa xilliga la dilay ku guda jiray shaqadiisa , waxaana dilka gaystay