Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

admin

Total 11569 Posts
#Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/

Somaliland: Gollaha Wasiirrada Oo La Horgeeyay Soo Jeedinta Gobolnimada Gabilay Iyo Degmooyin Lagu Ladhay

akhri wax ka yar 1min #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Madaxweyne Biixi, ayaa fadhi ay yeesheen gollaha wasiiradda, waxa la hor keenay  soo jeedinta gobolnimada Gabilay iyo kor-u-qaadista darajooyinka degmooyinka Caynaba, Baki, Sheekh iyo Baligubadle oo uu soo gudbiyay wasiirka wasaaradda Arrimaha Guddaha

Madaxweyne Biixi Oo Caydhiyay Guddoomiyihii Gobolka Togdheer

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii gobolka Togdheer, isagoo xilkaa u magcaabay masuul cusub. Wareegtada Madaxweynaha oo ku taariikhaysan 13.05.2024. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyadda ayaa lagu yidhi, “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi

Masar Oo Israel U Dirtay Hanjabaad

Akhri wax ka yar 2min   #Araweelo_News_Network.   Qaahira (ANN)-Xukuumadda Dalka  Masar ayaa ku dhawaaqday innay doonayso inay ku biirto dacwadda Koonfur Afrika ee ka dhanka ah Israa’iil, taas oo ka socota Maxkamadda sare ee Qaramada Midoobay. Warbaahinta dalka Masar

Madaxweynaha Djibouti Oo Dalkiisa Ka Saaraya Reer Galbeedka

Djibouti (ANN)- Madaxweynaha Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, waxa uu dalkiisa ka saaray dhammaan la-taliyayaashii qurba-joogta ahaa ee Faransiiska, Jarmalka iyo Maraykanka, kuwaas oo uu ku beddeayo la-taliyeyaal China  ah. Warat xog-ogaal ah oo ay heshay shabakaddaha Araweelo News, ayaa

Madaxweyne Biixi Oo Mar Kale U Miciya Lisanaya Mucaaradka

  ^Waa kuma Xisbiga odhan kara dhibaatooyinkii dhacay baan difaacay, lugtaan jiiday mooyee”  Madaxweyne Biixi. Ku akhri 1min, ama daawo #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Farriimo uu ku hujuumayo Mucaaradka u mariyay warbaahinta, isagoo u muciya

Maraykanka Oo Israel Ka Joojiyay Banbooyinka

Duulaanka Israel Ee Rafax Oo Dunnidu Ka Qaylisay akhri 1min #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Qaza, Rafax Maraykanka ayaa hakiyay shixnad bambaanooyin ah oo uu u soo raray Israa’iil,  iyadoo laga walaacsan yahay suurtagalnimada in loo adeegsado howlgal dhulka ah oo ka dhacay Rafah.

Somaliland Oo Qaabishay Wasiiro Ka Socda IGAD

 IGAD: Wasiiro Wajaale U Yimi Mashaariic Laga Hirgelinayo Iyo Farriinta Loo Xanbaariyay Akhri wax ka yar laba min, ama  Daawo 2min #Araweelo_News_Network. #Somaliland#Ethiopia #Kenya #Uganda#South_Sudaan#IGAD Wajaale(ANN)-Wefdi Wasiiro ah oo ka socda dalalka ku bahoobay Urur goboleedka loo soo gaabiyo IGAD,

Israel Oo Ka Badheedhay Duulaanka Rafax Iyo Digniinaha Maraykanka Iyo Sacuudiga

Taangiyadda Yuhuuda Oo Galay Diilinta Rafax  La Wadaagto Dalka Masar ku akhri 2min #Araweelo_News_Network. Rafax(ANN)- Millateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay jiraan duqaymo lala beegsaday goobo muhiim ah oo ku yaal bariga Rafax. Wax yar ka dib, taangiyada Israa’iil waxay

Somaliland Election 2024: Predicting How The Three Political Parties Will Win

Somaliland Presidential Election: Who Wins, Who Loses 2024. > The current political climate in Somaliland The challenge Between KULMIYE, UCID, WADDANI, Predictions Showed How National Polotical Parties Can Win Somaliland Election 2024. Analyzing the upcoming Somaliland presidential election in November

World’s Richest Person Issues Major US Dollar Warning

Read 1min #Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-As the BRICS alliance has worked to diminish international reliance on the currency, the world’s richest person has issued a major warning regarding the US dollar. Indeed, none other than X (formerly Twitter) owner Elon Musk