Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

admin

Total 11676 Posts
#Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/

Somaliland Hindisaha Sharci  Wax Ka Bedelka Xeerka Ciqaabta Guud

#Araweelo_News_Network Tilmaanta iyo Tala soo Jeedin Xeerka Ciqaabta Guud (Penal Code) Garyaqaan Bacaluul  Khabiir Sharci iyo Bare Jaamacadeed Marka hore waxa waajib ah inaan Hambalyeeyo Hindisaha Sharci (Lgal Draft) ee Wax-ka-baddalka Xeerka Ciqaabta Guud ee loo soo gudbiyay Gollaha Wakiilada

Maxaa Soo Dedejiyay Xilligan Dagaalka Suuriya

  #Araweelo_News_Network   Maxaa Soo Dedejiyay Xilligan Dagaalka Suuriya JABAHDDA XORAYNTA SHAAM جبهة تحرير الشام . Israel miyeey lug ku leedahay soo shaac bixidda kooxdan sida kediska ah u qabsatay guud ahaan magaaalda xalab Aleppo ee  waddanaka suuriya ? Sannadkii

The strategic future plans for three prominent political parties in Somaliland

#Araweelo_News_Network.   For the next five years, we will examine the strategic future plans of three prominent political parties in Somaliland: the Wadani Party, the Kaah Party, and the Kulmiye Party. This analysis will focus on their current standings, potential

Qisada Xanuunka Baddan Ee Fadxiya

Dhibaatada Tahriibta Iyo Qisada Xanuunka Baddan Ee Fadxiya Xuseen #Araweelo_News_Network   Isku daygii Fadxiya xuseen ee ahaa inay gaadho jaziiradda Mayotte ee ku taalla badweeynta Hindiya ayaa ku soo dhammaaday murugo iyo xanuun. Fadxiya Xuseen waxay ahayd gabadh dhallinyaro ah

Dagaalka Ka Cusboonaaday Suuriya Iyo Dhawaaqa Xukuumadda

#Araweelo_News_Network Dimiscus  (ANN)- Dalka Suuri ka dib markii ay kooxo hubaysan ay qabsadeen galbeedka magaalada xalab ee dalka suuriya waxaa la soo sheegay inuu dagaal dhexmaray kooxaha malleeshiyaadka ah iyo ciidanka Suuriya. wararka ka imanaya halkaa ayaa p sheegayaan inay

Filimka The Village Next to Paradise

#Araweelo News Network.   Tuuladda ku xigta Jannada waa Filimka (The Village Next to Paradise), kaas oo  Soomaali ku noqonaya “Tuuladda ku xigta Jannada” waxa uu caan ku yahay jilayaal si heersare ah ugu matalay doorkooda, kuwaas oo kasbaday aqoonsi

Warqad Furan Oo Ku Socota Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland

#Araweelo News Network. Waxaa qoray: Aqoonyahan Jaamac Ibraahim Awad Mudane Madaxweyne, Annigoo ah Guddoomiyihii hore ee Daladda Naafada  Somaliland, isla xilligana u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda dadka naafada ah isla markaana Xubin ka ah Xisbi Xaakimka WADDANI.   Mudane Madaxweyne, waxaan kuu

The Risult of outcome Somaliland Elections Evaluation Conference

#Araweelo_News_Network Hargeisa (ANN)-The National Electoral Commission (NEC) has concluded a review and evaluation meeting of the Somaliland presidential elections and the national parties held on 13 November 2024 in the country. The evaluation and review meeting of the elections opened

Heerka Jacaylka Bulshada Soomaalida

#Araweelo_News_Network Bulshada Soomaalida ayaa heerka shisheeye jacaylku noqday mid guud ahaan  ummadda Soomaaliyeed ka siman yihiin,  waxaana la odhan karaa, waa dadka dunida ugu jecel dadka shisheeyaha ah. Laakiin su’aasha ayaa ah dabcan haddii ay ummadda soomaaliyeed tahay mid ummadaha

Dalalka Ugu Awoodda Baddan Dunida Maanta

Maxay Tahay Ujeedada Maraykanku Ka Leeyahay 700 oo saldhig  Millateri Oo Caalamka #Araweelo_News_Network Washington (ANN)-Dalalka ugu awoodda baddan dunida maanta dhaqaale ahaan, dhinacyada Hubka iyo Tignoolajiyada, ayaa la shaaciyay sida ay uga kala saamayn baddan yihiin aduunka.   Warbixin lagu