X

Durruusta Ramadaan Iyo Waxyaabaha Soonka Ina jeclaysiinaya

Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir, Image File Araweelo News Network.

Araweelo News Network.

Durruusta Ramadaan Iyo Waxyaabaha Soonka Ina jeclaysiinaya

Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa duruus taxane noqon doonta haddii alle idmo inta Ramadaanta lagu jiro oo ku saabsan Ramadaanta oo uu idiin soo diyaariyey barnaamijka MIDHAHA DIINTA. Waxaana duruustan duubtay maktabadda Al-fajri oo ku taalla magaalada Hargeysa.

Waxa duruustan idiin soo jeedin doona sheekh Maxamed sheekh Cumar Dirir, iyadoo dersiga koobaad ee maanta uu ciwaankiisu yahay “Waxbaaha Soonka Ina Jeclaysiinaya.” Ka faa’idaysi wanaagsan. Sheekhana ilaahay ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

Halkan ka Daawo.

Araweelo News Network

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post