TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Search Results for "suldaan wabar"

Total 19 Posts

Malayshiyadii Buuraleyda Galbeedka Somaliland Ee Suldaan Wabar Oo Isu Soo Dhiibay Xukuumadda

Boorama(ANN)Malayshiyo Buuraleyda galbeedka Somaliland ee duleedka Awdal ee magaalada Boorama iyo dhinaca xadka ay Somaliland la wadaagto Ethiopia ee galbeedka ku dhuumaalaysanaysay labadii sanadood ee u danbeeyay, ayaa isu soo dhiibay Xukuumadda Somaliland. Maleeshiyada, ayaa ahayd koox Hubaysan oo Suldaan

Wararkii U Danbeeyay Ee Suldaan Wabar Iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Ka Hadlay

Hargeysa(ANN)Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa ka hadlay weerarkii todobaadkii hore lagu qaaday Guriga Badhasaabka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), weerarkaa oo lala xidhiidhiyay Suldaan Abubakar Cilmi (Wabar) iyo malayshiyadiisa, isla markaana sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Dhacdooyinka Suldaan Wabar Ee Awdal Iyo Xaalladda Gobolka Ee Sii Xumaanay Waxay U Muuqdaan Dheg-xumo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Dugsanay

Warbixin: Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist Boorrama(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay koox ka mid ah guddi uu samaystay Suldaan Abubakar Cilmi oo ku magacdheer Waber oo mudooyinkii u danbeeyay mucaarad hubaysan ka yagleelay Buuraleyda deegaanka

Boorama: Maamulka Gobolka Iyo Odayaasha Dhaqanka Oo Kulan Is-faham Ah Ka Gaadhay Fallaagada Suldaan Wabar

Boorama(ANN) Maamulka gobolka Awdal iyo madaxdhaqameedka gobolka, ayaa ka wadahadlay waxa laga yeelayo kooxda suldaanka nabad-diidka Suldaan Wabar la galay buuraha ku yaal xuduudka Somaliland iyo Itoobiya. Kulan uu soo abaabulay maamulka Gobolka Awdal, kaas ay ka qaybgaleen salaadiinta, cushaaqa,

Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Arrinta Suldaan Wabar

Hargeysa(ANN)Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Maanta ka Sheegay in aanay ka daba tagayn Suldaanka ka goostay Somaliland eek u dhuumalaysanaya Buuraleyda Xadka u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia ee dhinaca galbeed. Guddoomiye Saleebaan, wuxuu sheegay in Saldaan

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Loolanka Xisbiga KULMIYE, Xaalada Dalka Iyo Arrimaha Gobolka Awdal Ee Suldaan Wabar Daawo

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed eek a dhashay loolanka Musharixiinta Xisbiga Kulmiye ee dhowaan Guddida Shirkii Hoodaale kasoo saartay go’aanka, balse go,aankeedu abuuray kala qaysanaanta dadka deegaankaa. Sidoo kale wuxuu ka hadlay Xaalada Awdal iyo Suldaanka

‘Suldaan Wabar iyo inta la Socotaaba waa Khaa’inul Waddan ka Baxay Wixii Ummadda Somaliland ku Heshiisay’” Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland

Hargeysa (ANN)Madaxweynee ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa khaayinul waddan ku tilmaamay suldaan ka mid ah kuwa gobolka Awdal oo ku dhuumaalaysanaya Buuraha xuduudka Itoobiya, kadib markii uu dhawaan shaaciyey inuu ka goostay Somaliland. Saylici oo waraysi siiyey

Suldaan Isu Bedelay Hoggaamiye Kooxeed Oo Ku Dhawaaqay Inay Ka Go’ayaan Somaliland Dadka Gobolka Awadal

                  Boorrama(ANN)Suldaan Abuubakar Wabar oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Awadal, ayaa sheegay inay ka noqdeen wixii hadda ka danbeeya ka mid ahaanshaha Somaliland, wuxuuna sheegay in ay la mid noqonayaan gobolada

Taliska Booliska Somaliland Oo Ka Halday Saldhig La Weeraray Boorama

Hargeysa(ANN)-Sareeye Guuto Faarax Maxamed Mire (Faarax Tabbeelle) oo ah Taliye-ku-xigeenka Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay koox dablay ah oo weerar kusoo qaaday saldhig Boolis oo ku yaal Magaalada Boorama. Taliye Faarax oo warbaahinta kula hadlay maanta Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay

Boorama: Mudaharaad Sababay Dhimasho iyo Xukuumadda Somaliland Oo Fah-faahin Ka Bixisay Weerarkii Khasaaraha Dhaliyay

Hargeysa(ANN)Mudaharad rabshado watay, ayaa ka dhacay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal oo ay ka socdeen qayb ka mid ah tartanka Ciyaaraha gobolada, waxaana ku dhintay inta la ogyahay hal qof, iyadoo ugu yraan lab qof dhaawacyo kala duwan soo

{ }Smiley face