#Araweelo_News_Neteork
Dimishiq (ANN)-KooxdaKa Maleeshiyada lala xidhiidhiyay inay u adeegayaan dalalka reer galbeedka oo gacansaar la leh Turliga ayaa ku dhawaaqay innay soo dhisayaan dawlad ku meel gaadh ah.
Kooxda lagu magcaabo Jabadda Taxriiru Shaam (HTS), oo gacanta ku dhigay Axaddii Dimishiq, ayaa xaqiijiyay inay bilaabeen dhismo dowladeed, iyadoo loo xilsaaray dhismaha dawladda cusub Maxamed Al-Bashiir oo ah nin xidhiidh la leh HTS, kaas oo ay sheegeen kooxdu in loo xilsaaray inuu soo dhiso dowlad ku meel gaadh ah.