#Araweelo_News_Network

Hargeysa (ANN)- Gudidda Anshaxa iyo Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland  ayaa maanta ganaax lacageed ku riday  Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaddaha  Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka.mid ah saraakiisha masuuliyiinta xisbiga Waddani.

Sidoo kale. Waxa gudiddu ganaaxday Urur siyaasadeedka Horseed.

 

Qoraalka gudidda Anshaxa  ayaa soo saaray qoraalkan

 

 

Dhinaca kale, Gudidda ayaa Urur siyaasadeedka Horseed oo maanta u lahaa maalintiisii u danbaysay ee olollaha ku Riday ganaax, waxayna Gudiddu kasoo saareen qoraalkan hoose:-