#Araweelo News Network

 

Hargeysa (ANN)-Gudidda Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa go’aan ka soo saaray olollaha degmada Ceel-afweyn ee isu soo baxa, iyagoo go’aankooda ayaa ku taariikhaysan 23 Oct 2024.

Go’aanka Gudidda Doorashooyinka Somaliland ee heer Qaran, ayaa u dhignaa sidan:-