Hargeysa(ANN)-Mufdiga weyn ee Sheekhal Baledka Boorama Sheekh Cali Jawhar, ayaa markii markii labaad Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi u jeediyay weedho waanno iyo dardaraan ah, isagoo dhinaca kalena mucaaradka iyo Bulshada farriimo u diray.
Sheekh Cabdullaahi Sh. Cali Jawhar oo sidan oo kale mar hore Madaxweyne Biixi usoo jeediyay hadal waano iyo hogga-tusaalayn ah, wuxuu tilmaamay sida loogu baahanyahay in Madaxweynaha, ama hoggaamiiyuhu la doonayo inuu dadka isugu wado.
Muuqaalkan Kaga Boggo Dardaanka Sheekh Cali Jawhar oo khuseeyay hoggaamiye kasta.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.
info@araweelonews.com