Hargeysa(ANN)Gollaha Guurtida Somaliland oo muddooyinkan ku guda jiray wax-ka-bedelka iyo kaabista xeerarka Doorashooyinka isa saarka ah oo aad loogu hayay indhaha ayaa ansixiyay xeerarka oo meelaha qaar ay kaabis iyo wax-ka-bedel ku sameeyeen.
Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo gudoominayay fadhiga ayaa markaa kaddib cod geliyay.
Muuqaalkan ka Daawo.
Waraka mar walba kala soco #Araweelonews.com
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.
info@araweelonews.com