#Araweelo_News_Network.
Djibouti(ANN)-Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia oo shir uga socday dalka Djibouti, ayaa soo saaray war-murtoyeed la xidhiidha arrimaha la doonayo in laga wadahadlo si loo sii anbaqaado wadahadaladii u dhexeeyay labada dhinac ee hakadku ku yimi.
War-murtoyeedka oo ka kooban siddeed qodob oo ay saxeexeen labada dhinac ayaa u dhignaa sidan hoos ku qoran:-
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.
info@araweelonews.com