#Araweelo_News_Network
.
Hargeysa(ANN)- Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo ah xilligan Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah, ayaa ka hadlay mawqifkiisa xaalladda siyaasaddeed ee hoggaaminta Madaxweyne Biixi, baaqyada nabada ee la doonayo in lagaga badbaado in collaadda gobolka Sool loo beddelo mid qabiil oo cawaaqib xun reebta iyo arrimo kale.
Maxamuud Xaashi, qoraal uu soo saaray ayuu tallooyin la xidhiidha wacyiga iyo waayaha dalka Somaliland iyo sida ay badbaadadu ku jirto u gudbiyay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, isagoo qoraalka qoddobada uu ka hadlay ciwaan uga dhigay “Warqad Furan oo ku socota Madaxweynaha Somaliland.”
Halkan ka akhri Qoraalka Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.
info@araweelonews.com