#Araweelo_News_Network.
Burco (ANN)-Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo ah Afhayeenka Salaadiinta Beellaha Habarjeclo, ayaa ugu baaqay Culimadda innay la dareen noqdaan dadkooda, balse wuxuu sheegay in aannay Beel ahaan dafirsanayn doorka ay leeyihiin Culimada kasoo jeeda Beellaha Habarjeclo oo ka mid ah kuwa loogu ixtiraamka baddan yahay deegamada ay kasoo jeedaan iyo kuwa kale ee Soomaalidaba.
Laxidhiidha: Somaliland: Shirka Sida Weyn Loo Sugayay Ee Beelaha Habarjeclo Oo La Shaaciyay Go’aamada Kasoo Baxay
Suldaan Siciid Yuusuf Xaaji Ducaale oo kasoo jeeda qoys taariikh facweyn ku leh Somaliland iyo Geyiga Soomaalida, dhaqanka siyaasadda iyo hoggaaminta, wuxuu sidaa ka sheegay gunnaanadkii shirka Beellaha Habarjeclo ee lagu soo gebagebeeyay Salaasadii 28 Nov 2023, magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, iyadoo laga soo saaray qodobo taabanaya siyaasada iyo wacyiga xilligan iyo mustaqbalka Beesha iyo ka Somaliland.
Daawo hadalka uu madasha shirka ka jeediyay gunnaanadkii.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com