#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida,ayaa dood ka keenay in xeerka doorashooyinka ee horyaal la geliyo dood ku saabsan iyo in loo saaro guddi.
Xildhibaanada qaar ayaa soo jeediyay in qodobka Ajandaha ee xeerka doorashooyinka loo raro liiska xagga hore ee Ajandaha maadaama uu xeerka doorashooyinka ee ku jira Ajandaha uu yahay qodobka ugu xaasaasisan ee ku jira.
Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan oo Guddoomiyay fadhiga ayaa markaa kaddib hadal ka jeediyay, isagoo ka hadlaya arrimaa iyo soo jeedinta mudanayaasha qaarkood.
Halkan ka Daawo Muuqaalka.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com