#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa bayaan kasoo saartay Dablayda Gacan-Libaax oo hawshooda ay ku jireen Odayaal, Salaadiin, Ganacsato iyo waxgarad kale, kuwaas oo ku hawlanaa sidii loogu qancin lahaa inay beddelaan mawqifkooda, kaddib heshiiskii lagu xalliyay khilaafka doorashooyinka.
Wasaaradda Arrimaha Guddaha ayaa soo saartay qoraal laga sugayay dhanka xukuumadda oo ku saabsanaa sidii loo soo afjari lahaa sheekada dablayda, isla markaana cafis loogu fiddin lahaa.
Qoraalka wasaaradda arrimaha guddaha ee ku saabsan dablayda ayaa u dhignaa sidan: –
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
https://mursaljamasspace.quora.com/
YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com