#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)-Xisbiga WADDANI, ayaa si adag uga hadlay xaallladda guracan ee dalku galay, waxaana goor dhowayd si xamaasadaysan uga hadlay arrintaa murrashaxa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro).
“Maanta maaha maalintii lays eeddaynayay, ama faraha laysku fiiqayay, waa maalin loo baahanyahay in mid la noqdo, waxaan tacsiyaynayaa dhammaan wixii innagaga dhintay Laascaanood, wixii ku dhaawacmayna Allah waxan uga baryaynaa inuu u booga-dhayo.” ayuu yidhi.
Cabdiraxmaan Cirro, wuxuu si gaar ah uga hadlay dhacdadii murrugada ahayd ee ciidanka qaranka Somaliland ee ku sugnaa Laascaanood, isagoo tilmaamay in aannay jawaab ku filan ahayn qaabka ay xukuumadda Somaliland uga hadashay oo aannay ku filayn warqada yar ee wasaaradda gaashaandhigu soo saartay.
Laxidhiidha: #Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Jaah-wareerka Wararka Dhiilada Ah
“Waxa dhacday arrin murgin karta midnimadeena, wadajirkeena iyo wallaalnimadeena, waxa loo baahanyahay in guuldarooyinka iyo maalmaha addag xamil iyo deganaansho.
Muuqaalkan Ka Daawo Cabdiraxmaan Cirro oo wax baddan ka hadlaya.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
https://mursaljamasspace.quora.com/
YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com