Dublin(ANN)Madaxweyne Siilaanyo iyo wefdi uu hoggaamibayay, ayaa gaadhay magaalada Dublin ee Caasimada Dàlka Irelànd, waxaana halkaa kusoo dhoweryay Jahliyadda Somaliland ee Ireland .
Wefdiga Madaxweynaha Somaliland, ayaa ka degey garoonka Caalamiga ah ee Caasimadda Dublin ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Dawlada Ireland.
Madaxweyne Siilaanyo, waxa là filayaa inuu kulamo là yeesho madaxda Ireland iyo Jahliyadda Somaliland ee ku dhaqan hàlkaa.
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews
WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380