Araweelo News Network
Burco(ANN)-Tagaaerayaasha Magalada Burco ee WADDANI oo galay Ololaha Maalintii Afraad ee Dalka, ayaa iskugu soo baxay fagaaraha weyn ee Burco.
Murrashaxa xisbiga mucaradka ah ee WADDANi, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro,ayaa kala qaybgalay isu soo baxa.
Halkan Ka Daawo