Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo Samzam Cabdi Aadan , ayaa sheegtay in la tayaynayo shaqaalaha xisaabaadka Wasaaradda. kaddib heshiis la xidhiidha arrintaa oo ay maanta kala saxeexdeen Wasaaradda Maaliyadda iyo Jaamacadda Hargeysa.
Halkan Ka Daawo.