Araweelo News Network

Djibouti Flag

Djibouti Flag

Djibouti(ANN)-Xukuumadda Dalka Djibouti, ayaa Ka hadashay aragtideeda heshiiska Xukuumadda Somaliland iyo Dawwladda Imaaraadka ee Saldhiga Millateri ee Berbera.

Dr. Ismaaciil Wacays oo ah La-Taliyaha Arrimaha Dhaqaallaha ee Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa dhaleeceeyay heshiiska Saldhiga Millateri ee Xukuumadda Somaliland la gashay Dawladda Imaaraadka.

Halkan Ka Daawo waraysigaa.

https://youtu.be/3ssW-lc88iI