Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)-Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda, ayaa ka hadlay go’aanka labada aqal ee guurtida iyo Wakiiladda Somaliland saaka ku ansixiyeen heshiiska Xukuumaddu la gashay Dawladda Imaaraadka ee Saldhiga Milateri oo cod aqlabiyad ah lagu meel mariyay.
Halkan ka Daawo Masuuliyiinta ka hadlay.